Waxa jirtey Gabadh aanu friends nahey Maalin ayey isoo qortey 'Hello" waxaaney kuso daba dartey Hees.🎸 mudo labo bilood ah habeenimo walba waxay isoo dirtaa hees cusub wan iska dhageystaa waliba anigoo ku raaxeysanaya mana aanan xasuusan inaan u jawaabo ama aan codsigeeda aqbalo hadana se kama aysa daalin iney isoo dirto heeso.
Dabeecada hayga ayey Ka mid tahey dadka maqan inaanan Tabin balse waa qofka kaliya een caawa maqnaanshaheeda tabey, iyo heesihii ay isoo diri jirtey💔.
Ma aqaan magaceeda mana aqaano da'deeda ama sida ay u egtahey, Muhiimna iima Aha. Sabobto ah kaliya waxa naga dhaxeeya xidhiidh laba bilood oo heeso ah.🥺
Haddiii aad ka mid tahey akhristayaasha qof yahey isoo celi qalbigaygii aad heesaha ku xadey..☹️