mugdigii nolosha

10 0 0
                                    

galabkii sabtiga waxaan la balansanaa asxaabteey oo i sugaayeen .Aniga neh waqti ma heesan aan ku baxo .Hadane kama baaqan karin oo balan ayaan qaaday . saacadu waa socotaa aniga waxaan fadhiyaa fadhiga, waxaan sugooyaa jawaabta lii siin doono . aabaheey ma ogolo inaan baxo oo aan asxaabteyda la soo wareego . Hooyo weey ii ogolaate lkn aabo maya. hooya ayaa aabo waxee ku dhahday gabarta fasax bal maanta lee. aniga waalidkeey been ayaa u sheegaaye markaa oo daacad igama eheen. Eee waxaa la kulmi rabay wiil . lkn qof i ogeed mala heen . daqiiqado kadib ayaan waxaan maqlay aabo iyo hooyo oo isla hadlaayaan oona ka hadlaya arimaheeyga. inyar kadib aabo ayaa banaanka uso baxay wuxuuna igu dhahay waad bixi kartaa lkn soo dhaqso. aniga neh anoo warkiisa dhageesaheenin ayaan ku dhahay haye aabo. markii aan imid banaanka waxaa istaagsan .wiilkaa aan la balansanaa aqoon aad u ween umaana laheen wiilkaan . mar alle markaa banaanka imid ayaa waxaa maqlay asiga oo ii wacaya . waan jareeye kumaana fikireeyn inuu i fahmaayo .waxyar markaa isku soo dhawaane ayuu i yiri sideetahay ?? aniga anoo jawaabta wali siin ayaan soo fiiriye asiga oona ku dhahay waan fcnahay .banaanku waa mugdi roob neh wuu daooyaa.
markii aan waxayar sheekeesane. ayuu si dhaqsi leh igu yiri . Soobax waxaan aa deenaa magaalada oo aan cunto kasoo cuneenaa . Aniga oo yaaban oo lis leh ma nin islaameed ayaad raacee. si igu dhaqsiyaha badneed ayaan ku dhahay hye .

You've reached the end of published parts.

⏰ Last updated: Jun 02, 2015 ⏰

Add this story to your Library to get notified about new parts!

mugdigii noloshaWhere stories live. Discover now