Waxaan dareemayaa inay beentayda fahantay
Taehyung: Runta marbtaa
DrYn: Haa Mr taehyung
Taehyung: adiga daraada ayaan u imaaday
✍️✍️✍️ Pov
Yn hadalka taehyung markee maqashay way Isku dhaxyaacday
DrYn: sabab aniga daraadayda ugu imaaday
Taehyung: waxaa rabay inaa kaaga mahad celiyo waxa ii sameysay
DrYn: taas waa shaqadayda
Taehyung yn ayuu hoosta ka soo galay
Taehyung: ohh maalin dhexdaas waa diidnayd inay tan tahay shaqadaada maxaa isbadalay Dryn
Yn waxaa gaartay neefta taehyung wadnaheeda aad ayuu ugaraac may hadal xitaa afkeeda wuu kasoo bixi la yahay taehyung dib ayuu udagay
Taehyung: ka gudub taa caawa maxaa haysaa
Dryn: sabab ayaa I weydinaysaa
Taehyung: waxaa Rabaa inaa casho kugu casuumo
DrYn: maya hadaa dhaho ka warran
Yn markee saas ku dhahday taehyung wuu usoo dhawaaday ilaa ay darbiga dhabarkeeda taabtoTaehyung: laakin sharcigayga maya kuma jirto qurux waa inaa Is diyaarisa caawa 7:00 ma fahan tay
Yn Pov
Markale ayuu isoo dhawaaday asiga Qalbigayga maxuu ku sameynayaa wadnahayga ayaa ka soo baxaayo booskiisa
Yn: Haa waa fahmay
Xitaa ma garanayo markee kalmadaas afkayga kasoo baxay
Taehyung: Good girl hada waa baxaya ha ilaabin caawa
Yn: okay
Taehyung: By
Wuu baxay markuu baxay ayaa xaaladayda runta ku soo laabtay
Yn: Talow kan ma yahay ninkayga riyada ashh yn maxaa ku hadlaysaa erayo yar yar ah OO ku hadlay maa qalbigaaga ku dhiibaysaa maya maya yn✍️✍️✍️Pov
Taehyung wuu kasoo tagay isbitaalka asiga OO Faraxsan kulanka caawa dartii yn waxay ku jirtaa qolkeeda qalbigeeda iyo maskaxdeeda ayaa ku dagaallamaya waxay kala saari la adahy waxa ku dhacaya waxa ay yihinShirkadda Taehyung
Taehyung ayaa soo galay asiga OO dhoola cadeeynaayo
YOU ARE READING
The Doctor And Mafia
RomansaSheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga