Waxaa jiri jirey gabar layiraahdo Hodan gabadhaas waxey ku noleyt makalada malaysia kar ahaan kalalmbuur waxey baran jirtey universty faculty daqtar kabadha gabar aad u qurux badan oo dadaal badan ayey aheed
Oona aad ayey na u qurxooned
Lkn dhib ayaa jirey gabadha qof ey kaseen malahadli jirin
Waxey lahadli jirtey sxbted LuLu oo ayadana isku universty ahaayeen lkn waa kala fuclty duwanaayen
Farxiyo waxey baran jirtey petrol enginering gabadhaas gabar fcn ayaa aheed ayadana lkn mid waxaa laso con jirtey warbadan lkn aqoon fcn leh qofka bali adanka ah mel haduu ku fcn yahay meel ayuu ku xun yahay sadex daas gabdhood wiilkasta wuxuu isku dayi jirey inuu lahadlo lkn lomaba jwaabi jirin
Malin malmaha ka mid ah ayaa waxaa arkry wiil layiraahdo
Mohamed Abdiasiis hassan oo gu magac dheer engr dhagaweene
Wilkaas wuxuu ahaa wiil faraxsan markasta oo daacad ah qofkasta waa sxbkiisa lkn dadka xun wuu soo hanuunin jirey
Hodan oo jamacada kasoo baxdey ayuu kahoryimaadey wuxuuna arkey ayadoo wilal hindu ah qashqashayaan wuu kaceliyey wuuna soo kaxeyey
Baburkisa ayuu soo saarey mark wadayey gabadha haba wuu firinayey asakoo ku firinayo indha jecel leh
Daqiiqado kadib ku rigii ayuu geyey markas ayuu wuxuu ku dhahdey mahadsanid lkn xirfad abaheed waa asaka asakuna waxuu ku yiri talaphonkeygii ii wac fadlan markii wiilsha gadhicinayey ayuu ika dhumay ayaan umalenaahe gabadha dacad ayey aheed weyna wacdey markas ayuu tellkeeda save gareystey mudo 2 week ah
kabacdi ayuu mohamed gabadha sooraadiyey wuxuuna ku arkey garoonka alimiitada ee girigooda hoostisa ee (idman sutra) ayadoo beerta gursib uyaal oo wax aqrisaneyso story book ayuu soo kor is tagey wuxuuna ku yiri walal haye xld kwrn mfcnthy waxay uku jawaabtey haa waa fcnhy
Mohamed asakoo laweydiin xldisa ayuu yiri waan fcn hy
Hodan weyku qoshoshey markas ayuu yiri bookaan qosolmiran waaye gandhii wey kasii dartey
Ayadoo layaaban ayuu yiri waan baxay byy ayuu ku yiri
Mohamed ayaa is yiri maxaa kaqaldan wuuna ka takay gabadha
Markas maxamed asakoo joko gymka asakoo alimitenayo ayuu waxa lakulmay hodan markaas wuu salaamay kabacdi asakoo wali agtaagan hadan tuug ayaa katafay boorsa kacmeed keda markaas wuu bursadey nin jaceel hayo wax kama cabsodo
Markas wuu ka qabtey boorsadii kabacdina hodan ayuu u keenay markas ayey ku dhahdey thanks ee soo kal biyana cab waa daashaye markaas ayuu farxay wuna kalay ku rikii markuu biyo cabay gabacdi wuu kasoo tagay
Intaas kabacdi waxuu lakulmey farxiyo wuxuna ku yiri hodan ika lahdal aad ayaan ujeclahay sidii iku okolaato in aan lahadlo markaas kabacdi farxiyo sidii ayey uku sheektey hodan waxey aragtey maxamed oo marayo suuqa ontaakin hodan wey ubaaqdey maxamed wuu arkey ineey oo ubaaqdey hodan wuu farxay maxamed wuxuuna umaleyey inuu ka aqbashey codsikii farxiyo u sheegey
Markaas sidagdag ah ayuu utagay wuxuna ku bilaabtey maxaad isku modey marka anika ijeclaaneysid maitaqaana anika aqoon maileedahay intaas markii dhahdey hodan maxamed wuu ka quustey hodan markaas ayuu ku yiri ika rali noqo jeceel qaldan ayaan kuu qaadey
Mudo 2 bilood kabacdi maxamed codsi shaqo ayuu u dirsadey shirkada mzb co. Shirkadaas weyna ka aqbashey waayo wiil aqoon badan ayuu ahaa wuxuuna ka noqdey maamule shirkada maxamed asokoo shirkada kasoo baxay ayuu waxuu arkey hodan oo caato noqotey oo kulukeeneyso midishibikedika kabacdi wuu u baqey kabacdi baaburkii maxamed ayey soo raacdey markaas maxamed wuxuu weydiyey malu ku kursadey
Waxeyna ku dhahdey maya maxaana waa ilaaguursan rabey anika ayaan didey maxaa ku didey hadan ayuu wiidiyey gabacdi waxey dhahdey ninka mafcneen wayo nin kibir badan ayuu ahaa anikna wuu icaayey markaas anikana waan ku xanaaqay anikana walidka ayaa u sheegey markaas waa ilakayeeley maxamed wuu farxay kabacdi wuxuu ku yiri hadaa anika kukursado maxaad ka qabtaa waxey ku dhahdey wax kamaqabi kabacdi wuu kuursadey hakaas waxaa ka dhacay aroos jeceel laisku aroosay hodan marki hore weydidey hadana wey okalaatey sababta ah qofka laku ma qaldoomo waayo calaf inaad isku leedihiin ayaa lagayaabaa marka gabar ama wiil hadaad Tahay qof walikaa qalad ha gagalin ok
DHAMAAD
Qore waa moha jokson prime
Waxaa hakaan ka salaama
Farxiyo xuseen
Sowda Abdu qaadir
Bashaar bashiir C/nuur
Mohamed Agaan
Cabdinuur xaashi fiqi
Iyo my best sis Aisha Dii Abdifitaax