RayaanIbrahim2008's Reading List
2 stories
Xumaanta hormar laguma gaaro !   by SharmaarkeAWarsame
SharmaarkeAWarsame
  • WpView
    Reads 9
  • WpVote
    Votes 1
  • WpPart
    Parts 1
Marksta oo Aad xumaan u sameyso si aad dadka usoo jiidato ,ogow in ay carada Alle kuu soo dag dageyso ! WAxaad arkeysaa dad badan oo xumaan u sameynayo si ay u helaan views like share Iyo waxyaalo badan oo kle ! Xumaanta ay Kuu soo jiidayaan ayaaba Ka daran mida ay samynyaan ,waayo dad kumanaan Ka badan ayey dembi u horseedayaan ! Iska dhaaf xumaanta meelkasta oo xumaan aad Ku aragtana Ka suuli ,hdii aadan Ka suulin Karin qalbiga Ka nac isagan tag Naftu waxey fari ogtahay in qofku xumaan sameeyo ha u hogaansamin naftaada waa in aad Ka adkaataa naftada hogaamina kartaa intA aysan xumaanta kugu hogaamin ! Naftu waxey macaan sataa xumaanta waxeyna kuu horseedi kartaa Inaad xumaan badan Ku dhacdo ,waxkasta oo wanaag ah ama Dan ugu jidho nafta Ku khasab sameena wax Kasta oo ay dhibsaneyso adigan muhiim kuu ah !
nimo/wanaag by ShamsoCadeeyZzx
ShamsoCadeeyZzx
  • WpView
    Reads 62
  • WpVote
    Votes 0
  • WpPart
    Parts 5
aduunyado waa meel iska qurxuun dadka qaar waalasiiyey si loogu imtixaano ....dadka qaarna waa loodiidey imtixaan lee waaye ee ilaahey wax uma awoodi weenin ... ani dadka dhan waanjeclahey laakiin dabeecada ayaa iga hiilineyso oo waan dabeecad xumahey waan is ilaaliyaa ilaa inta aan is celinkaro i lee dabeecadha waa wax laqeebsey .... waan idin jeclahey dha maantiin waa wax yar oo aan qorey