Sheekooyinka
4 stories
SHEEKO XIKMAD LEH by purhanupdi
purhanupdi
  • WpView
    Reads 65
  • WpVote
    Votes 2
  • WpPart
    Parts 1
(HA SIXIN DADKA HADDII AAD QALDAN TAHAY ), maalin ayaa afar nin aaday Masjidka. Kadib nin walbo wuxuu bilaabay inuu tukado salaadii sunada. Kadib intay ku jireen salaadii sunada ayaa waxaa soo galay Mu'adhinkii oo bilaabay inuu aadaamo. Mid ka mid ah afartii nin ayaa ayaga oo salaada ku jiro ku yiri Mu'adhinkii: "Mu hubtaa in wakhtigi aadhaanka la gaaray"? Ku kale oo asna salaad ku jiray ayaa yiri:"War lama hadlo ayada oo la tukanayo. Hada salaadaadii waxba maka jirto." Ku sedexaad ayaa isna kadaba yiri kii labaad: "Maxaad adigaba u hadlaysaa adiga oo tukanayo? Adigana salaadii waa kaa burtay."Ki afaraad oo asna salaada ku dhexhadlay ayaa yiri: "Ilaahay baa mahad leh. Aniga doodooda kama qayb galin. "Faa'iido: Ha sixin dadka adiga oo khaldan. Cidan wanaag ha u sheegin adiga oo khaldan
Sheeko Jacayl - Naxdin jacayl by SomaliBookClub
SomaliBookClub
  • WpView
    Reads 17,683
  • WpVote
    Votes 51
  • WpPart
    Parts 1
Sheeko Cajiiba Iyo Qiso Jacayl  by ApdirashiidCusmaan
ApdirashiidCusmaan
  • WpView
    Reads 490
  • WpVote
    Votes 9
  • WpPart
    Parts 1
Cali iyo Khalid waxay ahaayeen walalo kunool dalka hada loo yaqaan indunisia waxay ahayeen walalo isjecel Malin Malmaha kamid ah
Siraad by Shiidley
Shiidley
  • WpView
    Reads 452
  • WpVote
    Votes 12
  • WpPart
    Parts 1
Siraad, waa sheeko-faneed gaaban oo ku saabsan dhibaatada lagula kaco dumarka shaqaddoonka ah ee Soomaaliya. Sheekadu waxa ay sawir guud ka bixinaysaa, dhibta nidaam la'aan ee ka jirta Soomaaliya, sidoo kale dadka shaqada loo igmado sida ay uga maranyihiin aqoonta.