SHEEKO XIKMAD LEH
(HA SIXIN DADKA HADDII AAD QALDAN TAHAY ), maalin ayaa afar nin aaday Masjidka. Kadib nin walbo wuxuu bilaabay inuu tukado salaadii sunada. Kadib intay ku jireen salaadii sunada ayaa waxaa soo galay Mu'adhinkii oo bilaabay inuu aadaamo. Mid ka mid ah afartii nin ayaa ayaga oo salaada ku jiro ku yiri Mu'adhink...