naimathv's Reading List
1 historia
billionaire's Girl  por naimathv
naimathv
  • WpView
    LECTURAS 45,435
  • WpVote
    Votos 5,340
  • WpPart
    Partes 28
Kim Hazel (YN) Waxay ka dhalatay reer Tujaar ah waxayna aad u jecshahy Sharadka iyo tartanka waligedna ma qadan guul daro JEON Jungkook (jk) isgana wuxu ka dhashay reer Tujaar ah aadna wuu u jecel yahy guusha oo gul daro maba qato Seoul international university wa jamcada ay dhigtan dhaman ardayda ka dhashay reeraha mal qabneda ah Waxadna halkas ka arki karta dhamna arday badran ah Oo kibir badan Maxa dhici dono marki ay kulman laba qof oo ad jecel tartanka iyo gusha Yuu noqon dona guulestaha shekda yasa noqon dono Kan guul daresatay., Si aad u ogato kalay nala safar safrkena (billionaire's girl Qoraga shekda (Nimtae "naima) Shekdan aniga leh mahan wxan meel kaso Coppy gareye ama aan turjumay Cover isn't mine rightful to the owner 💕 #Jungkook #Hazel(YN) #romantic #funyy #love #Mature (Dhamad) Kuso dhwaw shekdayda kowad ee dhanka wattpadka❤️