zalma_0's Reading List
32 قصة
THE DEVIL KIM🔞 بقلم siyool
siyool
  • WpView
    مقروء 193,740
  • WpVote
    صوت 3,799
  • WpPart
    فصول 41
this story will be full of🔞🥵 moments so if you're under this age pls don't read it and also if you're not comfortable and even hate this ship pls just leave and don't read it😁 thank u🥰 COMPLETED.....
+13 أكثر
I'm obsessed her🫶🏿😭🫂❤️‍🩹 بقلم naina832
naina832
  • WpView
    مقروء 7,857
  • WpVote
    صوت 1,268
  • WpPart
    فصول 19
♡Jhope waa wiil hantiile ah kaaso hantidiisa xad ka bax thy mid qosol bdn kaftan bdn faan bdn kibir bdn aan laga daba hadli karin lkn qlpigisa wa nadiif wa wil iska cayar bdn dhib bdn🌸🫶🏿😂 lusi wa gbr ay nolosha ku adag thy dhibato bdn eeden bdn iyo dacadi bdn aya lo gaystay wx bdn aya kaso bullied gareyay ilaa heer ee magaladeyda dhan kaso guurtay si ay nolosheyda ubadasho💔😭 lusi x jhope🫦😫🫂
Gabadha siraha furfurto🤵‍♀️💕 بقلم naina832
naina832
  • WpView
    مقروء 663
  • WpVote
    صوت 70
  • WpPart
    فصول 7
Shanaya : wa gbr yar oo 16jir ah qorana way tahay madama ay thy sndka udanbeye wxa laga codsaday sheeko inay so qorto wxana lagu dhahay kala dooro 2da nuuc ee qoraannimada 1=qoraa iska caadi ah 2=qoraa dilal dhacay oo qarsoon soo saaro shanaya aya dooratay mida 2aad ayada oo dooratay kiis dhacay 6sanno ka hor taaso oo la dhaho dambiile arxan daran taaso ka dhigtay magalada Canada inay wada naxan ayaga oo aa ka daremeyso in aysan rabin in kiiskaan la furo.. wa maxay sbbta..? dambiilaha arxanka daran yuu yhy..? maxase ka dhigay dambiiile arxan daran..? viraj : wa 16jir wuxuna aqbalay dhibaato wlbo oo ku dhacayso sbbtuna thy in uu..?
+2 أكثر
Is Fahan Qoto dheer❤️🫂 بقلم naina832
naina832
  • WpView
    مقروء 2,271
  • WpVote
    صوت 254
  • WpPart
    فصول 7
leo=waa nin aan naxariis lahen wana xubinta 1aad ee mafia aduunka ugu caansan marnaba lama arag asigo wax cafinaya ama naxariisanayo wa sida ay dadka u arkan lkn wxa jirto mid midas ka duwan oo ah leo=inu laha dareen qoto dheer oo qalbigisa ku dugan wuxu lha jcyl taaso jecla mudo 5sano jcylka xad dhaafka uu qabo gbdhas aya ka dhigay nin hoosta ka jilcan xiiso bdn ku duugan yahy rabitaan bdn u qawo gwdha uu jclhy asigon arag mudo 5sano.. saara=wa gawar qrx bdn dagan nolol fcn ku nool kaliged ah aan family lahayn wxy udagan tahay nolosheda sida marku roobka da'ayo jawiga udahan yhy u qawow yahy.. leo qofka 5sano gudihisa ku dhax noola misana uu jcylka bdn u qawo wa saara qofku in bdn raadinaye wa saara ka dib kulanka 2aad oo dhacayo 5sanno ka dib maxay noon doonta natiijada jacayl ee leo...?❤️😍🫶🏿
+11 أكثر
Doorashada 2aad🫶🏿🫂💞 بقلم naina832
naina832
  • WpView
    مقروء 2,682
  • WpVote
    صوت 404
  • WpPart
    فصول 10
Jimin waxa uu aha wiil aad u wanagsan dagan ka dib dhacdo ku dhacday aya ubadashay qof bahal ah aan wax naxariis ah lahayn mafiada ayuna ku biiray asigo af gambi xoogan sameye kadibna noqday *King of mafia*🔥 "wxa loga'a aamin doona in lagu daro gbdha uu dhalay adeerkis" Rose waa gabar dagan oo naxariis bdn intaasa wxa udher ine tahay naag aad iyo aad u ad adag aan daciif ahayan xaqedana aa la qaadan karin❤️ Haddaba kaalay oo ila arag calaaqada Jimin iyo Rose dhax mari karto❤️‍🔥
AYADA DARTEED🫶🏿🫂💘 بقلم naina832
naina832
  • WpView
    مقروء 6,774
  • WpVote
    صوت 983
  • WpPart
    فصول 17
wiil jcyl uqabay gabar uu mar kaliya arkay💕 gabar dhibaato bdn ku nool oola daala dhacayso caqabadaha hysto😔 jennie kim and kim teahyung🫶🏿🫂🩷💋
the mafia's hidden heart ❤️  بقلم miimii_47
miimii_47
  • WpView
    مقروء 16,320
  • WpVote
    صوت 1,782
  • WpPart
    فصول 30
waxy ku saabsantahy gabar kasoo baxsate nolosheda cadabta ahed si.ay riyooyinkeeda uga rumeeso taaso lakulantay nasiibkeeda iyo jecelkeeda dhabta ah 🤭🫣
SHEYDAMAD 🔞 بقلم taazi_12
taazi_12
  • WpView
    مقروء 26,559
  • WpVote
    صوت 3,174
  • WpPart
    فصول 28
Nin xaaslah io jaceyl ba'an uqaday gabdha gacan yara disah 😭🔞
silent wounds 💐🥹 بقلم miimii_47
miimii_47
  • WpView
    مقروء 21,816
  • WpVote
    صوت 3,379
  • WpPart
    فصول 63
waxay ku saabsanthy gabar xanuun qalbi iyo mid jir la nool oo daycday hooyded iyo wiil aamusan dagan qalbi wacan naxariis badan 🍁🌸
My mafia man S1 & S2🫶🏿💘😭🫂 بقلم naina832
naina832
  • WpView
    مقروء 7,270
  • WpVote
    صوت 1,045
  • WpPart
    فصول 22
jk: mafia kaaso ka aasaasan South korea kuleh magac aad usareyo dadka South Korea ku nool kliya wxa ka bdn in ay maqlan magaciisa madama ay aad ugu baqan South Korea oo dhan wxy ujiheysan thy amarkiisa❤️‍🔥💯 lisa: gbr qrx bdn misena nolosheyda aad udagan thy jecel inay dadka caawiso misena dhaqtaradda ah dadka ka agdhaw ay aad ujecel yhin🫶🏿💕🫂 hal haben oo dhaxmaray aya sababay jungkook inu ku waasho lisa😭💘 Lisa x jungkook 🩷😫