Riyaa__89's Reading List
4 stories
The Doctor And Mafia  by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 171,656
  • WpVote
    Votes 10,308
  • WpPart
    Parts 47
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga
PROMISE 🤍🫀 by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 17,791
  • WpVote
    Votes 3,091
  • WpPart
    Parts 21
Ballan............. Wa shay qof walipa uu qado balse aysan jirin qof ka dhabeya ama kaso baxa ilaa mid leh qalpi saafi ah aan aqoon qiyano iyo xasidnimo mooye...... YN: waxad aheyd dhinacyga marki aan waysna qof I garab istaga... hadana waxa la joga xilaga aan oofin laha ballanta aan naftayda la galay.......!!!? Park jimin wuxu aha nin heesta nolol tan ugu fican wuxunaa aha mid kamida dadka leh quluubta safiga ah aan laheyn xasidnimo iyo cuqdad..... Balse maxa dhacay marki uu la kulmay dhacdadi noloshisa badashay taaso u furtay Indhaha aydo tuseesa in dadka ku hareersan aysan wada ahyan isga cml kuwa saaafi ah . . . . Cover isn't mine.. #love #qoys #qiyaano #naxriis #romantic #happyending "Naimathv....(°•°)
billionaire's Girl  by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 30,393
  • WpVote
    Votes 4,119
  • WpPart
    Parts 28
Kim Hazel (YN) Waxay ka dhalatay reer Tujaar ah waxayna aad u jecshahy Sharadka iyo tartanka waligedna ma qadan guul daro JEON Jungkook (jk) isgana wuxu ka dhashay reer Tujaar ah aadna wuu u jecel yahy guusha oo gul daro maba qato Seoul international university wa jamcada ay dhigtan dhaman ardayda ka dhashay reeraha mal qabneda ah Waxadna halkas ka arki karta dhamna arday badran ah Oo kibir badan Maxa dhici dono marki ay kulman laba qof oo ad jecel tartanka iyo gusha Yuu noqon dona guulestaha shekda yasa noqon dono Kan guul daresatay., Si aad u ogato kalay nala safar safrkena (billionaire's girl Qoraga shekda (Nimtae "naima) Shekdan aniga leh mahan wxan meel kaso Coppy gareye ama aan turjumay Cover isn't mine rightful to the owner 💕 #Jungkook #Hazel(YN) #romantic #funyy #love #Mature (socoto......?) Kuso dhwaw shekdayda kowad ee dhanka wattpadka❤️
MY_GIRL_FF_JK by Riduu_Thv7
Riduu_Thv7
  • WpView
    Reads 18,408
  • WpVote
    Votes 2,598
  • WpPart
    Parts 17
🤍🖤 JEON JUNGKOOK ☆☆☆☆☆ Waxay ledahy qalbi jilicsan ... Wuxu leyahy qalbi adag .. Waxay daneysa dadk kale ... Waxba Dan kama lahn .. Waxy jecshahy iney ka farxiso qof walbo ... Ma jiran wuxu jecl yahy marka laga rebo naftisa .. Iyda waa positive (+) isga waa negative (-) ... Positive iyo negative sidu xirir jaceyl u dhex mari karaa.....? .. Bilow : Wed 9 July 2025 Dhamad : __? 🎖 #jungkook #reader #btsarmy #jeon jungkook #riduuofarmy