taseyyy's Reading List
10 stories
Between The Crystals by CrystalScherer
CrystalScherer
  • WpView
    Reads 693,154
  • WpVote
    Votes 69,263
  • WpPart
    Parts 172
The aliens kill every human they catch, or in rare cases, put trackers on them to discover their hidden villages. When Natalie is caught in an ambush, she is unexpectedly released. But there is no tracker. The Saursunes have an entirely different motive this time. *** Run. Don't look back. When Natalie is trapped in an alien ambush, she is unexpectedly released. The first human to ever be let go. The Saursunes invaded centuries ago, and everyone knows that getting caught is certain death. Natalie is confused but grateful to be alive. As a porter, one of the few humans with the rare ability to teleport between special crystal formations, she must leave the safety of her desert village every day to help gather food. When other villages increase their raids on the Saursunes' farms, the aliens retaliate by hunting down every human they can find - except Natalie's group. Instead of trying to kill her and those helping her, they bring them food instead. Is it a trap? Or something else? Natalie isn't sure, but one thing is certain: the Saursunes aren't done with her yet.
crazy_love by is_me_Amuu
is_me_Amuu
  • WpView
    Reads 3,496
  • WpVote
    Votes 287
  • WpPart
    Parts 4
> "Mad Love" - Markii jacaylku noqdo waali, xuduud ma jiro... Y/N waa gabadh caadi ah, oo nolosha kula tacaalaysa walaalkeed, kaasoo ah gacanta midig ee Jungkook-milyaneer awood leh. Nolosheeda si lama filaan ah ayay isu beddeshay markii ay shaqo ka heshay shirkadda dharka ee Jungkook, balse waxay qarineysaa xiriirka ay la leedahay walaalkeed, sida uu uga codsaday. Laakiin wax aanay filaneyn ayaa dhacay... Jungkook wuxuu dareemay jacayl waali ah oo ay isaga u tahay mid lama huraan ah. Wuxuu diyaar u yahay inuu dunida u hor istaago si uu iyada u helo. Laakiin Y/N si sahlan uma jabeyso-waxay ka carartaa jacaylkiisa xad-dhaafka ah... ilaa hadalladiisa macaan ay qalbigeeda gilgishaan. Laakiin ma tahay jacayl run ah mise waa waali aan la xakamayn karin?
Dulmigii Mr Jeon Jungkook  by iseul__official
iseul__official
  • WpView
    Reads 99,248
  • WpVote
    Votes 8,296
  • WpPart
    Parts 43
shekadan waxay ku sabsantahay nin mafia dadkana dhibaateya iyo gabadh miskina . . . waxaadna ku dhex arki doonta, jacayl Hal dhinaca, dulmi iyo dhacdooyin Kala duwan
MAFIA HUSBAND  by it_me_miiraa
it_me_miiraa
  • WpView
    Reads 16,664
  • WpVote
    Votes 1,363
  • WpPart
    Parts 11
sheekadan waxee ku dhacay gabar oo walalakeda rasaneso iyo nin mafia oo saxiib laha walalkeda
Captive heart  by aanzam
aanzam
  • WpView
    Reads 18,246
  • WpVote
    Votes 1,514
  • WpPart
    Parts 17
Sheekada waxay ku saabsan tahay nin mafia ah iyo Gabar ardayad ah taasoo laheed hami and u sareeya 💕 This is my first story 😭💋
mafias wife by kim_emm
kim_emm
  • WpView
    Reads 31,813
  • WpVote
    Votes 2,827
  • WpPart
    Parts 31
Corner ven Alexandra and Sofia fellix Wxay ku sabsantahy mafia jeclanaya gabdh -waa shakadii igu horaysan qoro markaa Iska dulqaato Hadan wx qaldo😭💙🧡
Qaladka ugu wanaagsan abid by it_me_miiraa
it_me_miiraa
  • WpView
    Reads 27,450
  • WpVote
    Votes 2,045
  • WpPart
    Parts 24
Namjoon Suga sheekada waxee kusab sabtahy nin aan qalbi laheen iyo gabar maskiin ah
shadow deception  by is_me_Amuu
is_me_Amuu
  • WpView
    Reads 3,705
  • WpVote
    Votes 257
  • WpPart
    Parts 4
> "Shadows of Deception" - Waxaa jira jacayl ka dhex dhashay laba dunood oo iska soo horjeeda... Y/N waa askari khaas ah oo loo diray hawlgal sir ah-mid lagu baarayo Taehyung, hoggaamiye mafia aan weligiis la qabsan karin. Isaga oo aan waxba ka shakin, wuxuu si kadis ah u dareemayaa jacayl xad dhaaf ah. Laakiin hal su'aal ayaa taagan: Jacaylkiisa ma run baa mise waa khiyaano kale oo ka mid ah hooska qiyaanada? Markii Y/N ay dhabta uga dhex baxdo qiiqa dagaalka, waxay go'aan ka gaari doontaa cidda ay dhab ahaan daacad u tahay-midka ay u diran tahay mise midka ay qalbigeeda u huray?
cabsida indhihiisa 🔥  by Niawrites_jungkook
Niawrites_jungkook
  • WpView
    Reads 5,826
  • WpVote
    Votes 448
  • WpPart
    Parts 4
wiil udhashay dalka korea kuna nool Mexico oo mafia weyn ka ah dalkan Mexico
My Sugar Daddy |JK| by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 127,095
  • WpVote
    Votes 7,432
  • WpPart
    Parts 38
sheekada waxay ku saabsan san tahay nin rich man ah iyo gabar ku nool nolosha dabaqada dhaxe