Qadarka ayaa na kulmiyay 🤎
jilayasha : jimin & y/n Tae & sooji
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga
sheekada waxay ku saabsan san tahay nin rich man ah iyo gabar ku nool nolosha dabaqada dhaxe