az12302010's Reading List
5 قصص
MY ENEMY AND MY LOVE  بقلم Flower-mafia-blood
Flower-mafia-blood
  • WpView
    مقروء 4,660
  • WpVote
    صوت 438
  • WpPart
    فصول 7
Aargosiga waa shay aan marnaba damaad laheen kawaran qofka aad aduunka ugu jeceshahay haduu rabo inoo kaa aarsado wax aadan qaladkiisa laheen adiga......... . . . Sheekadina waxay ku saabsan tahay naceeb iyo Jaceel waa wax lala yaabo soomahan sidee naceeb iyo jaceel Hal meel kuwada gali karaan hmm lkn way dacday......... . Isaga marwalbo wuxoo rabaa ayada inoo daawaco lkn marwalbo oo taas sameeyo xanoonka isaga kaliya ayaa dareemo ayada ka hor... . Ayada.....xitaa aqoon Uma lahan dareenkida dadka kale iska daa....miyeey jeceshahay sida ay qof walbo kadaadiciso mise majeclo sida ay nafteeda kadadiciso ah.. . Waa labo ruux kuwaas oo kasoo Kala jeedo labo duni oo Kala duwan qalbi yaduuda kaliya Hal shay ayaa ka guuxayo kaasna waa aargoosi iyo naceeb bila xad ah...... Sheekadan kaliya Kuma saabsano lamaanayashan kaliya waxaa ku jiraan kuwa kale kuwaas ay ku xiisi galin duunan sheekaduda Jaceel.....🥰🥰
FORCED MARRIAGE بقلم Mira123
Mira123
  • WpView
    مقروء 11,763
  • WpVote
    صوت 1,254
  • WpPart
    فصول 14
shakadu waxay ku sabsan thy gabar xasuusteda waynoysa iyo nin +mafia ah ✨️👤🌷
Only Mine (Prapaisky) بقلم justnidhipriya
justnidhipriya
  • WpView
    مقروء 33,853
  • WpVote
    صوت 1,426
  • WpPart
    فصول 30
when Playboy fall in love with his own best friend, but his best friend had a crush on someone else. It's not easy to find a special one. They will meet again after five years. One of them has lost his memory; they will meet after five years in office. Believe me, I will never let you down, thank you for supporting me ❤️☺️ Love you All (Starting - Wed, May 31, 2023) (ending - Monday, July 10, 2023)
Qarsoodi Jaceyl  بقلم shaaxleyy
shaaxleyy
  • WpView
    مقروء 820
  • WpVote
    صوت 88
  • WpPart
    فصول 3
sheekadu waxey ku saab santhy 7wiil oo ah Ceo shirkada dharka io 7gabdhood oo ah gabdho shaqo doon ah
MY_GIRL_FF_JK بقلم Riduu_Thv7
Riduu_Thv7
  • WpView
    مقروء 31,494
  • WpVote
    صوت 4,363
  • WpPart
    فصول 26
🤍🖤 JEON JUNGKOOK ☆☆☆☆☆ Waxay ledahy qalbi jilicsan ... Wuxu leyahy qalbi adag .. Waxay daneysa dadk kale ... Waxba Dan kama lahn .. Waxy jecshahy iney ka farxiso qof walbo ... Ma jiran wuxu jecl yahy marka laga rebo naftisa .. Iyda waa positive (+) isga waa negative (-) ... Positive iyo negative sidu xirir jaceyl u dhex mari karaa.....? .. Bilow : Wed 9 July 2025 Dhamad : Wed 13 Feb 2026 Tan waa shakdeydi kowad xuqdada shekadan waxa si buuxda u leh naftyda ma ahn waxn meel kale kaso qoray ama aan kaso aqriyay... Highest Ranking : [1:#mygirl] [1: #jeonfamily] [1: #matualfeeling] [12 #kook] [ 107: #bts in 308K ] Qoraaga : Me, Riduu_thv7 #jungkook #reader #btsarmy #jeon jungkook #riduuofarmy