My reading 😩💋
10 stories
Jaceyl aan dhamaad laheyn  by rumaan12
rumaan12
  • WpView
    Reads 6,496
  • WpVote
    Votes 1,150
  • WpPart
    Parts 25
Jaceyl aan dhamaad laheyn
billionaire's Girl  by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 38,020
  • WpVote
    Votes 4,560
  • WpPart
    Parts 28
Kim Hazel (YN) Waxay ka dhalatay reer Tujaar ah waxayna aad u jecshahy Sharadka iyo tartanka waligedna ma qadan guul daro JEON Jungkook (jk) isgana wuxu ka dhashay reer Tujaar ah aadna wuu u jecel yahy guusha oo gul daro maba qato Seoul international university wa jamcada ay dhigtan dhaman ardayda ka dhashay reeraha mal qabneda ah Waxadna halkas ka arki karta dhamna arday badran ah Oo kibir badan Maxa dhici dono marki ay kulman laba qof oo ad jecel tartanka iyo gusha Yuu noqon dona guulestaha shekda yasa noqon dono Kan guul daresatay., Si aad u ogato kalay nala safar safrkena (billionaire's girl Qoraga shekda (Nimtae "naima) Shekdan aniga leh mahan wxan meel kaso Coppy gareye ama aan turjumay Cover isn't mine rightful to the owner 💕 #Jungkook #Hazel(YN) #romantic #funyy #love #Mature (socoto......?) Kuso dhwaw shekdayda kowad ee dhanka wattpadka❤️
MY_GIRL_FF_JK by Riduu_Thv7
Riduu_Thv7
  • WpView
    Reads 35,637
  • WpVote
    Votes 4,891
  • WpPart
    Parts 29
🤍🖤 JEON JUNGKOOK ☆☆☆☆☆ Waxay ledahy qalbi jilicsan ... Wuxu leyahy qalbi adag .. Waxay daneysa dadk kale ... Waxba Dan kama lahn .. Waxy jecshahy iney ka farxiso qof walbo ... Ma jiran wuxu jecl yahy marka laga rebo naftisa .. Iyda waa positive (+) isga waa negative (-) ... Positive iyo negative sidu xirir jaceyl u dhex mari karaa.....? .. Bilow : Wed 9 July 2025 Dhamad : Wed 13 Feb 2026 Tan waa shakdeydi kowad xuqdada shekadan waxa si buuxda u leh naftyda ma ahn waxn meel kale kaso qoray ama aan kaso aqriyay... Highest Ranking : [1:#mygirl] [1: #jeonfamily] [1: #matualfeeling] [12 #kook] [ 107: #bts in 308K ] Qoraaga : Me, Riduu_thv7 #jungkook #reader #btsarmy #jeon jungkook #riduuofarmy
My Brother Wife |JK/KTH|✓ by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 20,845
  • WpVote
    Votes 1,769
  • WpPart
    Parts 8
maxaa dhacaayo markii labo walaal hal gabar ay isla jeclaadaan
nolol dhameystiran💕😌🫶🏻 by ANSHIKA__OFFICIAL
ANSHIKA__OFFICIAL
  • WpView
    Reads 2,720
  • WpVote
    Votes 420
  • WpPart
    Parts 8
sheeko gaban lkn mcn bdn.😌🫶🏻💕💅
My First Love Jungkook  by seoksiya
seoksiya
  • WpView
    Reads 8,541
  • WpVote
    Votes 883
  • WpPart
    Parts 9
sheekada waxey ku sabsan tahay mafia king qalbi laheyn oo laga xaday cunugiisa ogu horeyay balse heshay gabar yar iyada wadatay ( shekadaan aniga leh okay midkale hadii aan wayo wax niyad ah Dhanka sheekada waa joojin doonaa 😂🤌🏼 okay midkale shekada kuso dhawaw 🥺🙆🏻‍♀️😂)
BAST FRIEND TO LOVE❤🫂💞 by ANSHIKA__OFFICIAL
ANSHIKA__OFFICIAL
  • WpView
    Reads 2,667
  • WpVote
    Votes 315
  • WpPart
    Parts 10
WAXEY AHYN ZXBO ILAA YARAANTOODA LKN MAXEY KA OGAYEEN IN DAREENKEY ISKU HAYAAN AHYN ZXBTINIMO🤦🏻‍♀😍🤤....
PROMISE 🤍🫀 by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 28,085
  • WpVote
    Votes 4,545
  • WpPart
    Parts 27
Ballan............. Wa shay qof walipa uu qado balse aysan jirin qof ka dhabeya ama kaso baxa ilaa mid leh qalpi saafi ah aan aqoon qiyano iyo xasidnimo mooye...... YN: waxad aheyd dhinacyga marki aan waysna qof I garab istaga... hadana waxa la joga xilaga aan oofin laha ballanta aan naftayda la galay.......!!!? Park jimin wuxu aha nin heesta nolol tan ugu fican wuxunaa aha mid kamida dadka leh quluubta safiga ah aan laheyn xasidnimo iyo cuqdad..... Balse maxa dhacay marki uu la kulmay dhacdadi noloshisa badashay taaso u furtay Indhaha aydo tuseesa in dadka ku hareersan aysan wada ahyan isga cml kuwa saaafi ah . . . . Cover isn't mine.. #love #qoys #qiyaano #naxriis #romantic #happyending "Naimathv....(°•°)
My Sugar Daddy |JK| by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 150,243
  • WpVote
    Votes 8,625
  • WpPart
    Parts 39
sheekada waxay ku saabsan san tahay nin rich man ah iyo gabar ku nool nolosha dabaqada dhaxe
The Doctor And Mafia  by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 202,511
  • WpVote
    Votes 12,002
  • WpPart
    Parts 50
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga