My story's 🖤 🫧
2 stories
new story <<<jealous hidden//Aldõ\\serina/// bởi della___kim
della___kim
  • WpView
    LẦN ĐỌC 944
  • WpVote
    Lượt bình chọn 71
  • WpPart
    Các Phần 1
Waxay katimid gobalkale siya usii kordhiso heerkeeda aqoon balse waxa ku dhacay jacayl aan celin xerarka jamacadeda.... iyada mahaa gabar qani ah lakin waxay buuxisay indho uharaadan dareen jacayl maal qabeen quruxbadan oo magac weyn ku leh bulshada dhexdeeda sidoo kale waa professor ka ugu sareeyo Heidelberg university.. Heidelberg waa jamacad qadiimi ah sidookale waxay leedahay xeerar ad adag..... Kedib maxaa dhicidoonaya jacaylka dhexmaraya arday iyo macalinkiisa miyuu burburi doona mise wuu gulaysan doona. Sidayna uga ugdbi doonan aqabadaha soo wajihi doono.. Intada waxaan kusoo koobi doona buugaan dhexdiisa 📚 Shekadaan waa mid aan aniga qoray alifay marka waan ka xumaan doona hadii aad copyeyso. Fadlan ku raxayso aqrinta buugaan 🍰🎀💕
THE:MAFIA'S OBSESSION~the-cold of MOSCOW //Dimitri || Natalya  bởi della___kim
della___kim
  • WpView
    LẦN ĐỌC 1,844
  • WpVote
    Lượt bình chọn 247
  • WpPart
    Các Phần 4
Isaga waa hogaamiyaha guud ee ururka mafiada uguwayn Russia waxaa hoos miyaada shirkado badan kuwo sharci dara ah iyo kowakale oo cadi ah dadka waxay umaleyaan CEO iska cadi ah inuu yahay lakin kuwa sida hoose uyaqaana way garanayaan ciduu yahay... Waa mid qalafsan. Wijigiisa quruxda badan waxaa ka danbeeya falal argagax leh , weligii wax jacayl ah kuma dhicin oo waa mid u arka keliya inay daciifiin yihiin dadka wax jeclaada Balse fikirkaa wuu is badalay... Kedib markuu malin noloshiisa kamid ah arkay gabar leh maqaayad yar oo ay dadka dhan jecelyihiin keliya waxaa la helaa xi liyaha qaboobaha ah waa gabar furfuran dabeecad wanaagsan naxariis badan sidoo kale leh qurux ay kadambayso daacadnimo iyo daahirsanaan¡¡¡¡¡ Lakin isaga jecelkiisa wuxuu noqondoona mid qasab ah!!!!!! ✨️🌹✧・゚: ✧ Seo Rea ✧:・゚✧🌹✨️