Mss Demond 😜🌹🌺🌸
2 stories
The Doctor And Mafia  by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 160,772
  • WpVote
    Votes 9,655
  • WpPart
    Parts 45
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga
billionaire's Girl  by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 29,002
  • WpVote
    Votes 4,051
  • WpPart
    Parts 28
Kim Hazel (YN) Waxay ka dhalatay reer Tujaar ah waxayna aad u jecshahy Sharadka iyo tartanka waligedna ma qadan guul daro JEON Jungkook (jk) isgana wuxu ka dhashay reer Tujaar ah aadna wuu u jecel yahy guusha oo gul daro maba qato Seoul international university wa jamcada ay dhigtan dhaman ardayda ka dhashay reeraha mal qabneda ah Waxadna halkas ka arki karta dhamna arday badran ah Oo kibir badan Maxa dhici dono marki ay kulman laba qof oo ad jecel tartanka iyo gusha Yuu noqon dona guulestaha shekda yasa noqon dono Kan guul daresatay., Si aad u ogato kalay nala safar safrkena (billionaire's girl Qoraga shekda (Nimtae "naima) Shekdan aniga leh mahan wxan meel kaso Coppy gareye ama aan turjumay Cover isn't mine rightful to the owner 💕 #Jungkook #Hazel(YN) #romantic #funyy #love #Mature (socoto......?) Kuso dhwaw shekdayda kowad ee dhanka wattpadka❤️