💕💐
11 stories
crazy_love by is_me_Amuu
is_me_Amuu
  • WpView
    Reads 3,518
  • WpVote
    Votes 287
  • WpPart
    Parts 4
> "Mad Love" - Markii jacaylku noqdo waali, xuduud ma jiro... Y/N waa gabadh caadi ah, oo nolosha kula tacaalaysa walaalkeed, kaasoo ah gacanta midig ee Jungkook-milyaneer awood leh. Nolosheeda si lama filaan ah ayay isu beddeshay markii ay shaqo ka heshay shirkadda dharka ee Jungkook, balse waxay qarineysaa xiriirka ay la leedahay walaalkeed, sida uu uga codsaday. Laakiin wax aanay filaneyn ayaa dhacay... Jungkook wuxuu dareemay jacayl waali ah oo ay isaga u tahay mid lama huraan ah. Wuxuu diyaar u yahay inuu dunida u hor istaago si uu iyada u helo. Laakiin Y/N si sahlan uma jabeyso-waxay ka carartaa jacaylkiisa xad-dhaafka ah... ilaa hadalladiisa macaan ay qalbigeeda gilgishaan. Laakiin ma tahay jacayl run ah mise waa waali aan la xakamayn karin?
ISAGA WAA BAHAL  by followersandmylove
followersandmylove
  • WpView
    Reads 1,188
  • WpVote
    Votes 160
  • WpPart
    Parts 4
Sheekada waxay ku saabsan tahay 3 qalbi.. Nin leh qalbi xun kaas aan laheen wax naxariis ah cidna aan Kala jecleen kawaran haduu jeclaado gabadha cadawgiisa....... Gabar leh qalbi saafi ah aad unaxariis badan aan jecleen dulmiga balse nolosheeda maysan noqon sidee rabtay...... Isaga waa mafia lkn mafiada kale waxuu deer yahay wanaaga iyo naxariista balkawaran haduu jeclaado gabar hal aragti oo arkay oona ku waasho ayada lkn...
farced marriage.  by itztruely_luza1
itztruely_luza1
  • WpView
    Reads 48,402
  • WpVote
    Votes 4,121
  • WpPart
    Parts 25
sheekadeena wexee kusaabsantahay mafia iku ween korea iyo Asia oo idil kasoo anan jirin cid abooda inee kahortagto iyo gabar arday dhigata school fasalkii udanbeye . . . . . jungkook: waqti badan mahaayo iska siib dharka intaa kujeedo y/n:fadlan iska kee daa maxaa iku heesata aniga jungkook: sidaan hadal Kuma maqleesid baby girl waa inaa aniga gacanteeda kaka siibah .... .... .. ...
alphas kings  by seoksiya
seoksiya
  • WpView
    Reads 12,860
  • WpVote
    Votes 1,293
  • WpPart
    Parts 22
Sheekadeeda 3 saddex laab ah ee Jeon Brothers , kuwaas oo aan naxariis lahayn , arxan la'aan , qalbi-la'aan , nafsiyan Alphas , u isticmaalaan gabdhaha raaxada . Aad bay u awood badan yihiin, waxaa loo yaqaanaa No: 1 maalqabeenno ganacsi & maafiyo boqortooyo ah oo dunida bini'aadamka hortaagan & Alpha Kings oo hor taagan dunida yeeyda . Jeon Brothers aad bay isugu dhow yihiin xiriirkooduna waa saafi waana sababta ay Moon Goddess u siiso hal lammaane Choi Y/n. Ma rumaystaan jacayl bcz hore oo mugdi ah laakiin waxay beddelaan maskaxdooda ka dib markay arkaan iyada , lammaanahooda .Waxay dhalaalisaa qalbigooda dhagaxa ah . Choi y/n waa gabadh tuulo ah oo caado u ah , waxay degan tahay tan iyo markii ay dhalatay , ayeeyo ayaa soo korisay ka dib dhimashadii waalidkeed . iyada lafteedu waa sir weyn . Miyay aqbali doonaan in ay noqoto rafiiqa ama maya? Aan aragno.......................... (waa buug qaan-gaar ah🔞 ,hadaad akhrin kari weydo waxyaabo qaan-gaar ah markaa waad ka bixi kartaa buuggan) (dadalkeyga ha xumeynina hapipiyal🥺🤝🏻) (HA WAREEGIN BUUGGA HADDII AAD KA JECESHAHAY HADABA WAAD KA BAXI KARTAA) Xuquuqda oo dhan way dhawran Wax yar akhri 25qaybood
Dulmigii Mr Jeon Jungkook  by iseul__official
iseul__official
  • WpView
    Reads 102,164
  • WpVote
    Votes 8,476
  • WpPart
    Parts 43
shekadan waxay ku sabsantahay nin mafia dadkana dhibaateya iyo gabadh miskina . . . waxaadna ku dhex arki doonta, jacayl Hal dhinaca, dulmi iyo dhacdooyin Kala duwan
𝐒𝐭𝐞𝐩𝐬𝐨𝐧 𝐎𝐛𝐬𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 (𝐓𝐚𝐞𝐡𝐲𝐮𝐧𝐠 𝐟𝐟)  by Mommysfanfiction
Mommysfanfiction
  • WpView
    Reads 150,213
  • WpVote
    Votes 2,190
  • WpPart
    Parts 9
𝐓𝐡𝐢𝐬 𝐢𝐬 𝐓𝐚𝐞𝐡𝐲𝐮𝐧𝐠 𝐬𝐞𝐫𝐢𝐞𝐬,,,𝟏𝟖+ 𝐰𝐚𝐫𝐧𝐢𝐧𝐠⚠️,,,𝐃𝐨𝐧'𝐭 𝐰𝐚𝐭𝐜𝐡 𝐢𝐟 𝐲𝐨𝐮 𝐟𝐞𝐞𝐥 𝐮𝐧𝐜𝐨𝐦𝐟𝐨𝐫𝐭𝐚𝐛𝐥𝐞. 𝐈𝐭'𝐬 𝐣𝐮𝐬𝐭 𝐢𝐦𝐚𝐠𝐢𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧,,,,,,𝐃𝐨𝐧'𝐭 𝐭𝐚𝐤𝐞 𝐭𝐡𝐢𝐬 𝐬𝐞𝐫𝐢𝐨𝐮𝐬𝐥𝐲,,,,,𝐧𝐨𝐭𝐡𝐢𝐧𝐠 𝐫𝐞𝐥𝐚𝐭𝐞𝐝 𝐭𝐨 𝐢𝐝𝐨𝐥𝐬 𝐫𝐞𝐚𝐥 𝐥𝐢𝐟𝐞 𝐒𝐨,,,,,𝐝𝐨𝐧'𝐭 𝐡𝐚𝐭𝐞 𝐚𝐧𝐲 𝐢𝐝𝐨𝐥𝐬. 𝐈𝐟 𝐲𝐨𝐮 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐭𝐡𝐢𝐬 𝐟𝐟 𝐩𝐥𝐳 𝐯𝐨𝐭𝐞 𝐚𝐧𝐝 𝐟𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐦𝐲 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥. 𝐄𝐧𝐣𝐨𝐲 🤗
dacadnimadii dhiga ku qorneed by Aliza_taetae
Aliza_taetae
  • WpView
    Reads 2,999
  • WpVote
    Votes 441
  • WpPart
    Parts 6
🎬 Hordhac Gaaban - "daacadnimadii dhiiga ku qorneed" Han Yoori, waa gabar sabool ah oo u halgamaysa nolosha si ay u daaweyso walaalkeed. Kim Taehyung, hogaamiyaha mafia-da ugu halista badan Seoul.
my crush by itztruely_luza1
itztruely_luza1
  • WpView
    Reads 4,289
  • WpVote
    Votes 468
  • WpPart
    Parts 5
Taeyoung ..... sheegadane waxee kusaab santahay wiil dhalan yaro ah kasoo lanool jaceylkiisa hore oo kadhimatay xasuusa heeda heer waxuu marayaa oo dadka dhan ka kooni noqdo kaligiisana kuri kuxeran mana gadhamaadan xasuusaheeda gabdhii uu jeclaa. tasoo hadda dunidaan saar neen miyuu helli doona gabdhii xanuunkaan badan oo kujiro tasoo uku badali doonta jacely farabadan?? y/n... ayada waa gabar furfuran waxeena aad ujeceshahay inee markasto cabaiso dadka dhibaatesan lakin dhibaatada kaliya ay heesato ayaa ah wiil ay yaraantii jecleed ilaa iyo hadda ay sugeeso si ay jaceelkeeda uku sheegato Malaga yaaba inee hesho jaceel keedi yaraanta?
MY_GIRL_FF_JK by Riduu_Thv7
Riduu_Thv7
  • WpView
    Reads 19,121
  • WpVote
    Votes 2,732
  • WpPart
    Parts 18
🤍🖤 JEON JUNGKOOK ☆☆☆☆☆ Waxay ledahy qalbi jilicsan ... Wuxu leyahy qalbi adag .. Waxay daneysa dadk kale ... Waxba Dan kama lahn .. Waxy jecshahy iney ka farxiso qof walbo ... Ma jiran wuxu jecl yahy marka laga rebo naftisa .. Iyda waa positive (+) isga waa negative (-) ... Positive iyo negative sidu xirir jaceyl u dhex mari karaa.....? .. Bilow : Wed 9 July 2025 Dhamad : __? 🎖 #jungkook #reader #btsarmy #jeon jungkook #riduuofarmy
The Doctor And Mafia  by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 172,326
  • WpVote
    Votes 10,335
  • WpPart
    Parts 47
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga