🫰🏻👄
7 stories
billionaire's Girl  by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 30,457
  • WpVote
    Votes 4,130
  • WpPart
    Parts 28
Kim Hazel (YN) Waxay ka dhalatay reer Tujaar ah waxayna aad u jecshahy Sharadka iyo tartanka waligedna ma qadan guul daro JEON Jungkook (jk) isgana wuxu ka dhashay reer Tujaar ah aadna wuu u jecel yahy guusha oo gul daro maba qato Seoul international university wa jamcada ay dhigtan dhaman ardayda ka dhashay reeraha mal qabneda ah Waxadna halkas ka arki karta dhamna arday badran ah Oo kibir badan Maxa dhici dono marki ay kulman laba qof oo ad jecel tartanka iyo gusha Yuu noqon dona guulestaha shekda yasa noqon dono Kan guul daresatay., Si aad u ogato kalay nala safar safrkena (billionaire's girl Qoraga shekda (Nimtae "naima) Shekdan aniga leh mahan wxan meel kaso Coppy gareye ama aan turjumay Cover isn't mine rightful to the owner 💕 #Jungkook #Hazel(YN) #romantic #funyy #love #Mature (socoto......?) Kuso dhwaw shekdayda kowad ee dhanka wattpadka❤️
Cadgoosigisa by Aisha0193
Aisha0193
  • WpView
    Reads 25,089
  • WpVote
    Votes 2,844
  • WpPart
    Parts 62
Cadgosigisa
My Brother Wife |JK/KTH|✓ by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 14,721
  • WpVote
    Votes 1,406
  • WpPart
    Parts 7
maxaa dhacaayo markii labo walaal hal gabar ay isla jeclaadaan
Dulmigii Mr Jeon Jungkook  by iseul__official
iseul__official
  • WpView
    Reads 101,875
  • WpVote
    Votes 8,460
  • WpPart
    Parts 43
shekadan waxay ku sabsantahay nin mafia dadkana dhibaateya iyo gabadh miskina . . . waxaadna ku dhex arki doonta, jacayl Hal dhinaca, dulmi iyo dhacdooyin Kala duwan
PROMISE 🤍🫀 by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 17,817
  • WpVote
    Votes 3,092
  • WpPart
    Parts 21
Ballan............. Wa shay qof walipa uu qado balse aysan jirin qof ka dhabeya ama kaso baxa ilaa mid leh qalpi saafi ah aan aqoon qiyano iyo xasidnimo mooye...... YN: waxad aheyd dhinacyga marki aan waysna qof I garab istaga... hadana waxa la joga xilaga aan oofin laha ballanta aan naftayda la galay.......!!!? Park jimin wuxu aha nin heesta nolol tan ugu fican wuxunaa aha mid kamida dadka leh quluubta safiga ah aan laheyn xasidnimo iyo cuqdad..... Balse maxa dhacay marki uu la kulmay dhacdadi noloshisa badashay taaso u furtay Indhaha aydo tuseesa in dadka ku hareersan aysan wada ahyan isga cml kuwa saaafi ah . . . . Cover isn't mine.. #love #qoys #qiyaano #naxriis #romantic #happyending "Naimathv....(°•°)
farced marriage.  by itztruely_luza1
itztruely_luza1
  • WpView
    Reads 48,368
  • WpVote
    Votes 4,119
  • WpPart
    Parts 25
sheekadeena wexee kusaabsantahay mafia iku ween korea iyo Asia oo idil kasoo anan jirin cid abooda inee kahortagto iyo gabar arday dhigata school fasalkii udanbeye . . . . . jungkook: waqti badan mahaayo iska siib dharka intaa kujeedo y/n:fadlan iska kee daa maxaa iku heesata aniga jungkook: sidaan hadal Kuma maqleesid baby girl waa inaa aniga gacanteeda kaka siibah .... .... .. ...
My Sugar Daddy |JK| by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 130,117
  • WpVote
    Votes 7,529
  • WpPart
    Parts 38
sheekada waxay ku saabsan san tahay nin rich man ah iyo gabar ku nool nolosha dabaqada dhaxe