Asmomohan588's Reading List
10 stories
"Hell Castle by Ridwaneyyy
Ridwaneyyy
  • WpView
    Reads 43,754
  • WpVote
    Votes 5,803
  • WpPart
    Parts 26
"Hell Castle - Qalbi ku xiran Naarta**" 😈👇🏽 Gawar Ninkada Ugu Bahaan Jecel Blse Aan Ka Helin 😭💔✋🏾 Gawar La,Nool hoyaded Oo Xanun San La,cag nh aan Uu heen Maqayad Yar nh ka Shaqesa Gawar Kibir bdn OO La, Nool Abaheda Oo Tajir ah Io Sadax Nin OO Bahala ah Qasriga Jahannmada😭💁🏾‍♀️
REVENGE MY LOVE by Flower-mafia-blood
Flower-mafia-blood
  • WpView
    Reads 1,178
  • WpVote
    Votes 105
  • WpPart
    Parts 2
Ayada waxay aheed gabar maskiin ah aan qof jecel heesan halka qof ay umaleenisay inoo jecel yahay woo qiyaamay Markaas waxay noqotay gabar kale oo ad adag waxay usoo laabatay siday damaantooda ugu aarsan laheed lkn...waxaa ku dacay jaceelkisa Waxay wadeen xiriir been ah asaga woxuu jeclaa sanado badan lkn ayada kaliya saaxibkeeda ayoo u'ahaa...ugu danbeen way jeclaatay wax badan way isku dayday inee iska ilaaliso lkn way awoodi waysay...
MY_GIRL_FF_JK by Riduu_Thv7
Riduu_Thv7
  • WpView
    Reads 35,519
  • WpVote
    Votes 4,881
  • WpPart
    Parts 29
🤍🖤 JEON JUNGKOOK ☆☆☆☆☆ Waxay ledahy qalbi jilicsan ... Wuxu leyahy qalbi adag .. Waxay daneysa dadk kale ... Waxba Dan kama lahn .. Waxy jecshahy iney ka farxiso qof walbo ... Ma jiran wuxu jecl yahy marka laga rebo naftisa .. Iyda waa positive (+) isga waa negative (-) ... Positive iyo negative sidu xirir jaceyl u dhex mari karaa.....? .. Bilow : Wed 9 July 2025 Dhamad : Wed 13 Feb 2026 Tan waa shakdeydi kowad xuqdada shekadan waxa si buuxda u leh naftyda ma ahn waxn meel kale kaso qoray ama aan kaso aqriyay... Highest Ranking : [1:#mygirl] [1: #jeonfamily] [1: #matualfeeling] [12 #kook] [ 107: #bts in 308K ] Qoraaga : Me, Riduu_thv7 #jungkook #reader #btsarmy #jeon jungkook #riduuofarmy
MAFIADA AAN JECLAADAY [END] by Flower-mafia-blood44
Flower-mafia-blood44
  • WpView
    Reads 11,670
  • WpVote
    Votes 2,300
  • WpPart
    Parts 44
Gabar maskiin qalbi wanaagsan... Nin shaydaan ah aad uxun....
BILLIONAIRE  MAN.  by Aishozz
Aishozz
  • WpView
    Reads 3,676
  • WpVote
    Votes 456
  • WpPart
    Parts 9
shekadan waxay ku sabsan tahay nin billionare ah iyo. gabar reer tulo ah Dulmi badan ayana ku dhici dona. madamo. usan asiga doran. •!•
My Brother Wife |JK/KTH|✓ by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 20,827
  • WpVote
    Votes 1,769
  • WpPart
    Parts 8
maxaa dhacaayo markii labo walaal hal gabar ay isla jeclaadaan
PROMISE 🤍🫀 by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 28,060
  • WpVote
    Votes 4,545
  • WpPart
    Parts 27
Ballan............. Wa shay qof walipa uu qado balse aysan jirin qof ka dhabeya ama kaso baxa ilaa mid leh qalpi saafi ah aan aqoon qiyano iyo xasidnimo mooye...... YN: waxad aheyd dhinacyga marki aan waysna qof I garab istaga... hadana waxa la joga xilaga aan oofin laha ballanta aan naftayda la galay.......!!!? Park jimin wuxu aha nin heesta nolol tan ugu fican wuxunaa aha mid kamida dadka leh quluubta safiga ah aan laheyn xasidnimo iyo cuqdad..... Balse maxa dhacay marki uu la kulmay dhacdadi noloshisa badashay taaso u furtay Indhaha aydo tuseesa in dadka ku hareersan aysan wada ahyan isga cml kuwa saaafi ah . . . . Cover isn't mine.. #love #qoys #qiyaano #naxriis #romantic #happyending "Naimathv....(°•°)
Argosiga Ardayda  |PJ|JK| by Aishozz
Aishozz
  • WpView
    Reads 4,070
  • WpVote
    Votes 527
  • WpPart
    Parts 15
kawaraN. qof an la rabin. hadii. u ku so. biro dunidan. dulmiga badan. !! ?. waa balan dhamantin. Ma. Bad badaysan maxad aniga. i rabi waydeN.( cod xanun abdan)
Jaceylkeyga  by kim_emma90
kim_emma90
  • WpView
    Reads 44,139
  • WpVote
    Votes 4,481
  • WpPart
    Parts 34
Faamilkiii dhiiga kawada dhaxeeyey🔥
The Doctor And Mafia  by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 202,417
  • WpVote
    Votes 11,993
  • WpPart
    Parts 50
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga