xxxyerennnnnnnn's Reading List
124 stories
alphas kings  by seoksiya
seoksiya
  • WpView
    Reads 17,304
  • WpVote
    Votes 1,534
  • WpPart
    Parts 22
Sheekadeeda 3 saddex laab ah ee Jeon Brothers , kuwaas oo aan naxariis lahayn , arxan la'aan , qalbi-la'aan , nafsiyan Alphas , u isticmaalaan gabdhaha raaxada . Aad bay u awood badan yihiin, waxaa loo yaqaanaa No: 1 maalqabeenno ganacsi & maafiyo boqortooyo ah oo dunida bini'aadamka hortaagan & Alpha Kings oo hor taagan dunida yeeyda . Jeon Brothers aad bay isugu dhow yihiin xiriirkooduna waa saafi waana sababta ay Moon Goddess u siiso hal lammaane Choi Y/n. Ma rumaystaan jacayl bcz hore oo mugdi ah laakiin waxay beddelaan maskaxdooda ka dib markay arkaan iyada , lammaanahooda .Waxay dhalaalisaa qalbigooda dhagaxa ah . Choi y/n waa gabadh tuulo ah oo caado u ah , waxay degan tahay tan iyo markii ay dhalatay , ayeeyo ayaa soo korisay ka dib dhimashadii waalidkeed . iyada lafteedu waa sir weyn . Miyay aqbali doonaan in ay noqoto rafiiqa ama maya? Aan aragno.......................... (waa buug qaan-gaar ah🔞 ,hadaad akhrin kari weydo waxyaabo qaan-gaar ah markaa waad ka bixi kartaa buuggan) (dadalkeyga ha xumeynina hapipiyal🥺🤝🏻) (HA WAREEGIN BUUGGA HADDII AAD KA JECESHAHAY HADABA WAAD KA BAXI KARTAA) Xuquuqda oo dhan way dhawran Wax yar akhri 25qaybood
A BLIND YUONG GRIL |JH| by Aishozz
Aishozz
  • WpView
    Reads 767
  • WpVote
    Votes 99
  • WpPart
    Parts 3
shekadan waxay ku sabsan tahay gabar indhool ah on xasus lahayn iyo. wiil. nolosha dhaxe ku nool o naxaris badan "
The Devil's Favourite girl🔞🔞 by lins52tar
lins52tar
  • WpView
    Reads 28,907
  • WpVote
    Votes 3,381
  • WpPart
    Parts 31
Dadka Qaar waxay Yiraahdaan sheydaanku qalbi ma laha.. Waa Qof aa Naxariis Aqon Jaceylka ma Aaminsana.. Lakiin ... bal kwrn hadii sheydaan ka oo doorto gawr yar taas Oo asiga washay.. Wuxuu ka dhigay..... The Devil's favourite girl
The heart that cannot be read | JK & BTS | by Hayami_21
Hayami_21
  • WpView
    Reads 529
  • WpVote
    Votes 75
  • WpPart
    Parts 4
Kim Marin waa gabar 18 jir ah oo ku nool tuulada quruxda badan ee Koryeo, taasoo hoos timaada Boqortooyada Kingdom of Seolwon. Inkastoo ay ka dhalatay qoys sabool ah, Marin waa qof naxariis badan oo caawiya dadka, balse waxay qarisaa sir weyn-hooyadeed waxay ka timid aduun sixir ah, taasoo ka dhigaysa Marin half-human oo leh awoodo qarsoon: Inay fahmi karto oo la hadli karto xayawaanka. Inay dareemi karto beenta iyo runta, isla markaana akhrin karto maskaxda. Black magic-awood aanay iyadu xakumin oo kaliya ka soo baxda marka ay xanaaqdo. Dhanka kale, King Jeon Jungkook waa boqorka kali-taliska ah ee Seolwon-nin kibir badan, adag oo dadka oo dhan ka cabsi geliya. Qofna weligiis ma fahmin dareenkiisa dhabta ah. Laakiin maxaa dhici doona marka marin-gabar leh sir qarsoon-ay la kulanto boqorka aan la taaban karin? Kulankooda wuxuu furayaa sheeko ay ku jiraan qadar, sir, iyo awood qarsoon.
Boqorka Mafia Iyo Aniga by barbil
barbil
  • WpView
    Reads 2,450
  • WpVote
    Votes 389
  • WpPart
    Parts 9
nin mafia oo la kulmaaya jacaylkiisi yaraanta mudo 10 sano kadib
JACEYLKI & SIRIHI JAAMACADA by ELDENA56
ELDENA56
  • WpView
    Reads 369
  • WpVote
    Votes 72
  • WpPart
    Parts 5
QOF KASTA OO JAAMACADAN SOO GALA WUXU MALEYA INUU GUUL GAARAY LKN WAXA JIRO SIRO AAD U HALIS BADN OO KU DUUGAN JAAMACADAN...
lovely❤️🤤🫦🫦 by naina832
naina832
  • WpView
    Reads 3,510
  • WpVote
    Votes 476
  • WpPart
    Parts 9
short story waa gabar dhib badan iyo wiil dagan oo kibir bdn wxy ka yimaadan 2qoys oo ganacsato ah 2dooda aabo wa dad ilaa yarantooda isyaqanay wiilka: aniga ciyaal ima qancin karaan gbdha: mahubtaa 18++++ hdi aad ka yar thy 18 sii ogow in ay ku badan yhin hadalo wa wayn ah hadii aa 18 ka wyn thy lkn aadan jeclen hdlada nuucas ah sii ogow hadaladaas aya ku badan•••🫦🤤😭🩷🫶🏿
𝗜'𝗟𝗟  𝗡𝗘𝗩𝗘𝗥  𝗟𝗘𝗔𝗩𝗘  𝗬𝗢𝗨  by hankook1232
hankook1232
  • WpView
    Reads 5,523
  • WpVote
    Votes 489
  • WpPart
    Parts 9
Gabar ayaa aabaheed u gacan geliyey nin maafiyo ah. Markii hore way necbayd oo ka baqday, oo isku dayday inee kabaxsato laakiin jacaylkiisa ayaa qalbigeeda galay. Markii ay ogaato dhaawaciisa qoto dheer, waxay fahamtaa jacaylku waa xanuun iyo bogsiin isku mar. Labadooduba waxay noqdeen labo qof oo said isu jecel , mid walbana wuxuu helay naf uu ku neefsado. --- Magaca sheekada: *Kaama Tagayo Waligey* (*𝗜'𝗟𝗟 𝗡𝗘𝗩𝗘𝗥 𝗟𝗘𝗔𝗩𝗘 𝗬𝗢𝗨 *) ᴀ ᴊᴜɴɢᴋᴏᴏᴋ ᴘsʏᴄʜᴏʟᴏɢɪᴄᴀʟ ғᴀɴғɪᴄ
HANDSOME BODYGUARD  by MariaUpdi
MariaUpdi
  • WpView
    Reads 1,403
  • WpVote
    Votes 291
  • WpPart
    Parts 8
::;isma lahayn kadip dhimashada jaceylkeyga gabar kale ayad jeclaneysa❤️
The Bridge Batween Us |PJ|THV by Aishoz_08
Aishoz_08
  • WpView
    Reads 1,946
  • WpVote
    Votes 384
  • WpPart
    Parts 11
Shekadan waxay ku sabsan tahay.gabar tajir ah iyo. Wiil Nolosha dhaxe ah !