sumaya6666
"6 sano kahor qalbigeeda waa la jebiyey... maanta qofkii jebiyey ayaa markale nolosheeda kusoo laabtay."
Sol waxay moodaysay iney ka gudubtay first crush-keedii, laakiin markii Mingyu si lama filaan ah ugu soo laabto nolosheeda, dareenadii hore ayaa markale soo noolaaday.
Laakiin markaan Sol ma ahan gabadhii yareyd ee qalbigeeda si fudud loo dhaawici jiray...