its_nini5
- Reads 233,309
- Votes 13,607
- Parts 52
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah
.
.
.
.
Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa
Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga