sherin4533's Reading List
4 stories
BOGSIIN S2 by naimathv
naimathv
  • WpView
    Reads 7,375
  • WpVote
    Votes 1,510
  • WpPart
    Parts 16
shekdan inta ka maqan tiktok aye tala... MAGACA TIKTOKA [Nimtae]
الحب الأعمى♾️💕 by k_kookiee
k_kookiee
  • WpView
    Reads 5,664
  • WpVote
    Votes 983
  • WpPart
    Parts 24
Sheeko: Qalbiyo Isku Lumay Waxay ahayd gabar daacad ah, qof walba wuu jeclaa. Iyaduna qalbigeeda oo dhan ayay siisay wiil aysan hubin inuu isagu si dhab ah u jeclaa. Waxay lahayd saaxiib wiil ah oo aad u daryeeli jiray-wax walba ayuu u samayn jiray. Xitaa isaga darteed ayuu diinta Islaamka u qaatay. Laakiin gabadhu waxay u malayn jirtay inuu jecel yahay walaasheed, mana aysan arkin dareenka dhabta ah ee uu u qabay. Ugu dambayn, waxay ogaatay xaqiiqda-saaxiibkeed ayaa si dhab ah u jeclaa iyada. Markaas ayay qalbigeedu u furmay, waxayna hilmaantay wiilkii hore. Labadoodu waxay yeesheen xiriir qurux badan. Laakiin nasiib darro, maalmo kadib khilaaf ayaa soo dhex galay-khilaaf aan xal lahayn. Gabadhu waxay go'aansatay inay jarto xiriirka, wayna ka tagtay. Wiilkiina wuu aqbalay, inkastoo ay ku adkayd. Daqiiqado yar kadib, gabadhu waxay lumisay xasuusteeda... waxay hilmaantay wax walba, xitaa wiilkii ay jeclayd. Muddo laba sano ah ayaa ka soo wareegtay. Hadad ubahantahe inaad sii dhamesato Waad aqrisan kartaa Mahadsanid Jacelkii Indhaha la.aaa Ee Seher....ALii♡
Xaaskayka Yar Ee waalan [END] by Flower-mafia-blood44
Flower-mafia-blood44
  • WpView
    Reads 13,502
  • WpVote
    Votes 2,936
  • WpPart
    Parts 42
Ayadu yar ayaa la siiyay wiilka adeerkeed markay 15 gaartay ayaa loo guuriyay lkn guurkooda warqad Kaliya ayoo ahaa ayada iyo ninkeeda isma arkin Madaama Oo asaga mafia king ahaa italy ayoo joogay In badan ayadu aad uyar kaliya 10 sano jirto ayoo waddanka ka tagay saas darteeda isku arkin waligood waqte hore ayaa iskuuku danbeesay
The Doctor And Mafia  by its_nini5
its_nini5
  • WpView
    Reads 215,139
  • WpVote
    Votes 12,716
  • WpPart
    Parts 51
Sheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga