Miimaa600's Reading List
2 stories
♡♡♡HER HOME♡♡♡  by Riduu_Thv7
Riduu_Thv7
  • WpView
    Reads 6,337
  • WpVote
    Votes 1,152
  • WpPart
    Parts 13
isga waa hoygeda mesha kaliya ay waliged ka heshy daganan iyo wax walbo oo ay u bahned lkn isga waxay u ahyd masuliyad saran taso loo bahn yahy inuu ilaaliyo "waxn rabaa agtada "wey si xanun badan isgana horteda ayuu tagna isgoo iska dhigaya mid adag lkn gudaha wuu burburay " kitten " halkn ma ahn hoygaga waa inad dib ugu labta aabaha" si adag oo aan naxaris lehyn ayuu u la hadly si ay uga quusto " waa adiga Hoygeyga waa adiga gurigeyga ma rabo halkas" wey barisay waayo wey ogeyd inuu isga yahy qofka kaliya ee aabhed ka hor imaan kara lkn. .... " hyung adiga marki hore diray hadan adiga ma rabo inad soo celiso sabab" Kan yar wuxu la yabay sida ay isku badshy maskxdisa "sabbto ah iyda waa hoygeyga" isgaa sidas leh ayuu u dhaqaqy dhanka gaarigisa halka raggisa ay daba socden " okay aan dib usoo celino bisadena yar " kii kale ayaa hadaly isgoo ku farxsan in dib looso celiyo iyda #Yoongi #Yoona #bts #love
Russian Mafia $ Muslim girl  by it_else9
it_else9
  • WpView
    Reads 28,952
  • WpVote
    Votes 2,738
  • WpPart
    Parts 49
Gabadhii badashey nolosha nin mafia ah . . . . . . . Lorenzo: waan ku guursanaya Kaif: what! Lorenzo: waxaad maqashay waan ku guursanaya Kaif: inta aan adiga guurkaga aqbali lahay in aan dhinto ayan ka jeclahay Lorenzo: nice choice lakiin waan arkin dona haduu hadalkaga sidan ahan doono Kaif: maxad ula jeeda Lorenzo: mar walba waxan helaa waxan rabo waxan ku siinaya laba doorasho guurkeyga aqbal mise waxan dilaya walaalahaga waan arka inadan naftaada jeclen lkn qof walba meel ayuu ka jelac san yahay........