❤️"
2 stories
I'm obsessed her🫶🏿😭🫂❤️‍🩹 by naina832
naina832
  • WpView
    Reads 7,924
  • WpVote
    Votes 1,268
  • WpPart
    Parts 19
♡Jhope waa wiil hantiile ah kaaso hantidiisa xad ka bax thy mid qosol bdn kaftan bdn faan bdn kibir bdn aan laga daba hadli karin lkn qlpigisa wa nadiif wa wil iska cayar bdn dhib bdn🌸🫶🏿😂 lusi wa gbr ay nolosha ku adag thy dhibato bdn eeden bdn iyo dacadi bdn aya lo gaystay wx bdn aya kaso bullied gareyay ilaa heer ee magaladeyda dhan kaso guurtay si ay nolosheyda ubadasho💔😭 lusi x jhope🫦😫🫂
الحب الأعمى♾️💕 by k_kookiee
k_kookiee
  • WpView
    Reads 7,951
  • WpVote
    Votes 1,334
  • WpPart
    Parts 24
Sheeko: Qalbiyo Isku Lumay Waxay ahayd gabar daacad ah, qof walba wuu jeclaa. Iyaduna qalbigeeda oo dhan ayay siisay wiil aysan hubin inuu isagu si dhab ah u jeclaa. Waxay lahayd saaxiib wiil ah oo aad u daryeeli jiray-wax walba ayuu u samayn jiray. Xitaa isaga darteed ayuu diinta Islaamka u qaatay. Laakiin gabadhu waxay u malayn jirtay inuu jecel yahay walaasheed, mana aysan arkin dareenka dhabta ah ee uu u qabay. Ugu dambayn, waxay ogaatay xaqiiqda-saaxiibkeed ayaa si dhab ah u jeclaa iyada. Markaas ayay qalbigeedu u furmay, waxayna hilmaantay wiilkii hore. Labadoodu waxay yeesheen xiriir qurux badan. Laakiin nasiib darro, maalmo kadib khilaaf ayaa soo dhex galay-khilaaf aan xal lahayn. Gabadhu waxay go'aansatay inay jarto xiriirka, wayna ka tagtay. Wiilkiina wuu aqbalay, inkastoo ay ku adkayd. Daqiiqado yar kadib, gabadhu waxay lumisay xasuusteeda... waxay hilmaantay wax walba, xitaa wiilkii ay jeclayd. Muddo laba sano ah ayaa ka soo wareegtay. Hadad ubahantahe inaad sii dhamesato Waad aqrisan kartaa Mahadsanid Jacelkii Indhaha la.aaa Ee Seher....ALii♡