waa koox lagu wamagabo alpha group..waxyna howlgal haqron ka fulinaya galagada seoul ee konfurta kooriya.... wazyna iska dhigi donan drs si ay u qabtan howshoda
waxa jira afar wiil oo mafia ah aan aqoon naxariis io wax la mid ah ma aaminsana ereyga"love" waa dad dhiiga ka dhigtay dunidooda aan jixin jixin kuwii sida ahaa ayaa ugu dambeen jecladay wiilal yar yar oo masakin ah oo aad u qurux badan aan lug kulahyn dunidaan mafia da ee wada dhiiga ah