Afsaar_43's Reading List
1 story
Ugu dambeynti waa asiga iyo aniga 👥✨😍 by Baariyeyy15
Baariyeyy15
  • WpView
    Reads 241
  • WpVote
    Votes 54
  • WpPart
    Parts 4
Waxay ku saab santhy gabar jeclanayso gacan yarahay aabaheed kaas oo aan lahay wax waalid ah ama famile ah waan kaligiis waxana soo koriyey ninka uu uyhy gacan yaraha Zoya:asiga aniga maaqan waxa an ku jecladay lkn waxa uu u egyahay mid aan ku farxo aragtadiisaa markaan arko wax aan dareema xasalooni iyo farxad aan aqoon meesha ay katimaday haa asiga waan jeclahay ❤️ jk:waxaana jecladay ruux aan waligey heli doonin mxaa yelay aniga malihi famile aabaheedna iima ogala ayada lkn wax aan qiranaya inan iyada u qaday jecayl xaddhaaf ah kaas oo aan wax walbo usamayn karo iyada dardeed xitaa haday iga soo horjeestan dadka dunida ku noo oo idil haa waa jeclahay iyada ❤️‍🩹🔐