hodbash1
skuulka weyn ee Greenfield Academy, waxaa ka dhacaya sheeko jacayl oo aan la filayn. Osy, wiil caqli badan oo dad jecel, wuxuu la kulmay Hudo, gabar degan oo naxariis badan. Labadooduba waxay dareemaan xidhiidh qoto dheer, balse jacaylkooda ma fududa.
Ipra, oo saaxiib dhow la ah Hudo iyo Sihaam, wuxuu muddo dheer qalbigiisa ku hayay dareen gaar ah oo uu u qabo Hudo. Balse mar dambe wuxuu dareemayaa in jacaylku uusan ahayn mid la xakameyn karo, wuxuuna si lama filaan ah u jeclaadaa Hanabia-gabar saaxiib la ah Riyaaq, oo iyaduna jecel Osy.
Loollan, murugo, sir qarsoon, iyo go'aanno adag ayaa horyaalla dhalinyaradan. Jacaylka dhabta ah miyay guuleysan doonaa, mise caqabadaha nolosha ayaa kala firdhin doona?
Waxaa la joogaa waqtigii la ogaado sida sheekadan jacaylka ah ay ku dambeyn doonto...