ceynicuud's Reading List
2 stories
SHEEKOOYINKA MIRQAAMKA par mame3535
mame3535
  • WpView
    LECTURES 123
  • WpVote
    Votes 0
  • WpPart
    Parties 1
Waa sheekooyina dhawr ah oo ku saabsan Qaadka iyo mirqaamkiisa..
SHEEKO XIKMAD LEH par purhanupdi
purhanupdi
  • WpView
    LECTURES 65
  • WpVote
    Votes 2
  • WpPart
    Parties 1
(HA SIXIN DADKA HADDII AAD QALDAN TAHAY ), maalin ayaa afar nin aaday Masjidka. Kadib nin walbo wuxuu bilaabay inuu tukado salaadii sunada. Kadib intay ku jireen salaadii sunada ayaa waxaa soo galay Mu'adhinkii oo bilaabay inuu aadaamo. Mid ka mid ah afartii nin ayaa ayaga oo salaada ku jiro ku yiri Mu'adhinkii: "Mu hubtaa in wakhtigi aadhaanka la gaaray"? Ku kale oo asna salaad ku jiray ayaa yiri:"War lama hadlo ayada oo la tukanayo. Hada salaadaadii waxba maka jirto." Ku sedexaad ayaa isna kadaba yiri kii labaad: "Maxaad adigaba u hadlaysaa adiga oo tukanayo? Adigana salaadii waa kaa burtay."Ki afaraad oo asna salaada ku dhexhadlay ayaa yiri: "Ilaahay baa mahad leh. Aniga doodooda kama qayb galin. "Faa'iido: Ha sixin dadka adiga oo khaldan. Cidan wanaag ha u sheegin adiga oo khaldan