EzmaAhmed's Reading List
1 story
Hubaal in ee ku taban doonto Qisadan!  by Najiib_
Najiib_
  • WpView
    Reads 61
  • WpVote
    Votes 4
  • WpPart
    Parts 1
Hubaal inuu ku taban doono qoraalkan walal plz aqri, Qeybta 1 kowaad Habenimo ee isniin so galeso sacadu ku beegan tahy abeere 00:30 saqdhexe wxaa ka so dagnay Tariin🚆aniga iyo wiil aan saxiib nahay Diayar Mohammad markaas aan ka imanay goob lagu shaaho ee dhalinyarada iskugu imaado. Kolanka rabno inaa banaanka ugu baxno Stationka ama Stop-ka Tarin-ka wexee indhaheyga qabten gbar hijab oo jilbaab xiran misane jiifto meesha lagu sugo tariinada. Waxaa wiilka ila socday ka codsaday inaa u tagno qoftas jifto meeshas dhaxanta badan si uusan ugu tagin tariinka aan anaga ka so dagnay ee iyada neh u raacdo si oo u geeyo halkii ee donesay waayo waxaa ku fikirnay ama aan is dhahnay wexee daahsatay tariinka kolkaas ayee hurdo la tagtay. Markan dul istagay aan rabo inaa kiciyo qofka meesha jifa ayaa arkay ruux lugaheeda so ceshatay ama so labatay lamadeeda gacan cajaraha ugu jiran aan wax Jakad ama dhar culus aan wadan runtii aad ayan ugu naxay walahi waayo xiliga lagu jiro waa xili aad u qaboob habenkas wxaa jiray qaboob aad u daran cimilada wxee ehed -8❄️🌧digree. Mxaa la kulmay? Ruxii meesha jifay wexee noqtay Gabr Somaali ah balse aad ayee iga naxday wexee mooday ruux hujuum ama target ku ah nafteeda. Waxaa ku dhahay is daji shar kugu socoto maahi. Markas ayee igu dhahday walal Somaali miyaa tahay markas ayan ugu jawaby HAA gabdhii ilin ana ooyin badn ayaa indhaheda ka so daadatay. Wxaa ku dhahay Tariinka waa kas anaga iminka ka so dagan ee yusan ka tagin dhaqsi raac gabadhii hadal afkeda wuu ka so bixi wayay waayo waa ruux gaajo iyo dhaxan iskugu darsontay misane gabar ah. Wexee igu dhahday intee u racaa Tariin-ka aan aqanaa? iga raali noqo hadii aan qoraalka dhamestiri wyay qeybta kle caawa ayaa idinla wadagi donaa insha llah. La soco qeybta labaad! W/Q Mo King Dhii Email dhiiyare@gmail.com