Aaminaad Stories

Refine by tag:
aaminaad
aaminaad

1 Story

  • SILSILADA SHEEKOOYINKA EE SAFARKII BOGSHADA QEYBTA 1AAD( BIXITAANKII AAMUSNAA) by AyasemAden
    AyasemAden
    • WpView
      Reads 214
    • WpPart
      Parts 8
    Sheekada "Bixitaankii Aamusna" waxay ka sheekeynaysaa safar nafeed oo qof dumar ah ay kaga baxayso silsilad aamusan oo xanuun iyo qalbi jab ah, iyadoo kaashaneysa Alle, rumeysana in uu jiro iftiin ka dambeya mugdiga maanta...waxa ay diiradda saareysa isku dayga ay kaga bixi lahayd xaalad guuldaro iyo niyad jab ah, iyada oo raadineysa bogsasho, kalsooni, iyo nolol cusub, waa qiso ku saabsan guusha ay ku leedahay iska caabbinta duruufaha adag ee nololeed , iyo muhiimadda ay leedahay in qofku naftiisa dib u xoojiyo, oo uu rumeysto awooddiisa aaminana in uu bogsan karo hadii uu dadaalo... Sheekadu waxay muujinaysaa sida ay ugu dagaalamayso inay iska caabiso guuldarooyinka iyo niyad-jabka, iyada oo ku kalsoon in ay tahay mid awooda bogsiinta iyo dib u dhiska nafteeda .....Waa qiso ku saabsan rajo, adkeysi, iyo awoodda Alle ee bogsiinta qalbiga dhaawacan..... Ku raaxeysi wacan 😊