Sultanahuyam01
naa kasoo bax qolka madoow,
aduunkii wad ka hadhay ", maxaa heley timahagii qurxonaa,
Aaway wajigagii dhalaalayey , alaaaaah hadh iyo habeeen , kulayl iyo qabow dhardhaadheer o culus unbaad xidhan tahay , naa hadaba ma jinn baaa kugu jira waa maxay sidani???
akhriso shekada amina waxan rajaynayaa inaad ku raxaysataan akhrinta !
mahaddsanid,,