xafsa123
Shekadan waxay ku sabsan thy gabdh qalbi jilicsan leh naxariis badn jacayl dhab ahna rumeysan nolosheyda mafududeyn _ waxay lakulanty rafaad ,murugo, iyo fursado ay jacaylka uhurto , balse mar walba waxa kamuqda hal shey qalbi daacad ah
waxa jiray wiil ay si lama filan ah kukulmeen _ kulankoodi waxa uu uekaa mid caadi ah balse
Waxa uu isku bedely noloshodi dhan badely jaceylkoodi. Waxa uu ahaa
Mid qurux badan laakiin sido kle imtixaan iyo sabar ku dhisan.
Hadaba miyu guleysan dona jaceylkaas
Dayaxi marqatiga noqday🌝