Истории Fantasyfantasyfantasyfantasy

Выбор тегов:
fantasyfantasyfantasyfantasy
fantasyfantasyfantasyfantasy

1 История

  • Jacaylkii mamnuuca ahaa на FaraH_Brown
    FaraH_Brown
    • WpView
      Прочтений 157
    • WpPart
      Частей 3
    Jaceykii. Jinka iyo adanaha Waa sheeko faneed ay qortay qorayada lagu magacaabi Farah Hussein Abdi, tani waa sheeko faneed aad gudaheeda ku dhex lumeyso kuna salaysan isku imaanshaha laba qof oo ka kala yimid laba caalam oo kala duwan: waa caalamka jinka iyo caalamka aadanaha. Jacayl aad u qoto dheer ayaa ka dhex dillaacayo, labadooda balse kaasi waa jacayl mamnuuc ah jaceyl tan iyo bilowgiisii. Mamnuuc ahaa Si ay u badbaadiyaan dareenkooda iyo jiritaankooda, waxaa khasab ku noqoneyso inay u galaan halgan dheer una wajahaan, dhibaatooyin badan, iyo imtixaano aad u ad adag oo ka imanaya labada caalam . Sheekadu sidoo kale waxay iftiiminaysaa abuurka loo yaqaan Qinbiniga -waa abuurkii ugu horreeyay ee Alle swt abuuray, kana duwan aadanaha iyo jinkaba, waxeey u tarmaan si ka duwan labadan abuur. Ee laka la yiraa jin iyo insi Intaa waxaa dheer, akhristuhu wuxuu gudaha sheeko faneedkaaan ku la kulmi doonaa Magaalada lagu magaacabo Qammara, waa magaalo cajaa'ib ah oo ay ka mamnuuc tahay inay galaan qiyaano la-yaashu, magaalo xukunta qalbiyada dadka, loona yaqaan Magaalada Qalbiga. Qammara waa meel ay runta, jacaylka, iyo qalbi nadiif nimadu xukunto