Never click suspicious links
Reminder: Wattpad will never ask for passwords, payment information, or other sensitive account security details.

Jacayl Stories

Refine by tag:
jacayl
WpAddsheeko
jacayl
WpAddsheeko

17 Stories

  • rajadii qalbiga by realbutterfly
    realbutterfly
    • WpView
      Reads 2
    • WpPart
      Parts 1
    Runtii dhulka aan sii marayno waxa uu u egyahay caalam qiyaali ah, geedaha cagaaran ee waawayn oo waliba ay saaranyihiin shimbiraha samaynaya codadka kala duwan, cawska sida qafiifka ah neecawdu u ruxayso, ubaxa geedaha saaran meela bixiyuhu fadhiyaan, qaanso roobaadka io roob qafiif ah uu da ayo xubnaha kale ee qoyskayga waxay ku mashquulsanyihiin sheeko dheer intay ku jiraan safarka halka anigu aan dunidaas quruxda badan ka daawanayo daaqada oo ay niyadayda ku jirto yaa mar dagta oo cagaha dhiga dhulkaas quruxda badan
  • Dhamaadkii sheekada by basma-mona
    basma-mona
    • WpView
      Reads 1,778
    • WpPart
      Parts 4
    sheeko sheeko ... sheeko xariir ____________________________________________________ DHAMAADKA SHEEKADAN waa waxa kaliya UU URDAYO cali aan ku baro cali ..wiil dhalin yaro ah isaga iyo nimankale oola shaqayn Nayay dowlada ay usoo dirtay tuulo cabashada koronto la'aanta ay ku badatay lakiin tuuladan ma'ahan tuulo caadi ah maxay tahay sirta u qarsan muxuu cali sameen doona markii uu habeenka uGu horeeyay ee u ku hoydo tuuladaan masha qo uu dhexda ka galo ..... .............................................. SII AQRI SHEEKADA;)
  • Doob Iyo Dan Seeg by AhmedDafar
    AhmedDafar
    • WpView
      Reads 1,449
    • WpPart
      Parts 2
    Coming soon.....
  • Farriin gaaban by Naas3r
    Naas3r
    • WpView
      Reads 32
    • WpPart
      Parts 1
    Farriin kooban.
  • Qiso jacayl dhab ah by AbwaanHeersare
    AbwaanHeersare
    • WpView
      Reads 1,406
    • WpPart
      Parts 1
    Waa gabay an tiriyay kadib markii gabar uu inaga dhexeeyay xiriir aad u adag ay hooyadeed ku qalqaalisay wiil reer abtigeed ah oo jooga Maraykanka (USA) si uu u guursado una dhoofiyo.
  • Dabin Jacayl iyo Aar-goosi by Hinata-----------5
    Hinata-----------5
    • WpView
      Reads 4
    • WpPart
      Parts 1
    Nolosha Leyla waxay isbeddeshay habeen qura, markii ay ogaatay in ninka ay u haysatay badbaadiyaheeda uu dhab ahaantii ahaa qofka burburiyay qoyskeeda. Inta u dhaxaysa jacayl waali ah iyo aargoosi kulul, Leyla waa inay doorataa hal waddo. Ma cafis baa mise waa dabin aysan ka soo bixi karin? Sheeko xiiso badan oo ka kooban sir, khiyaano iyo jacayl aan caadi ahayn
  • Malmihi khayaliga  by Nasri20022
    Nasri20022
    • WpView
      Reads 78
    • WpPart
      Parts 1
  • Sheeko Cajiiba Iyo Qiso Jacayl  by ApdirashiidCusmaan
    ApdirashiidCusmaan
    • WpView
      Reads 500
    • WpPart
      Parts 1
    Cali iyo Khalid waxay ahaayeen walalo kunool dalka hada loo yaqaan indunisia waxay ahayeen walalo isjecel Malin Malmaha kamid ah
  • Sheeko Jacayl - Naxdin jacayl by SomaliBookClub
    SomaliBookClub
    • WpView
      Reads 17,720
    • WpPart
      Parts 1
  • ugly beginning, beautiful ending by arxiyo
    arxiyo
    • WpView
      Reads 3
    • WpPart
      Parts 1
    hana waxa ay ahyd gabar dagan oo an sidaas u qurxaneyn waxeyna lahayd hamiyo dheer dheer .
  • Qudh-bax! by awdacar
    awdacar
    • WpView
      Reads 171
    • WpPart
      Parts 1
  • Dareen Jacayl by mohafajiiste
    mohafajiiste
    • WpView
      Reads 2,244
    • WpPart
      Parts 9
    Sheekadda la magac baxdey Dareen, Waa sheeko ku saabsan Telefon jacayl Sheekadaan waxaa qoray A Moha Fajiiste: Book
  • ninkayga wa mafia by nushayyyyyyyy
    nushayyyyyyyy
    • WpView
      Reads 14,905
    • WpPart
      Parts 19
    guys Tani wa shako cusub inad ka hshaan ban rajayna
  • mar kale ma sugin by izaeli
    izaeli
    • WpView
      Reads 38
    • WpPart
      Parts 5
    Description (Sharaxaad) 2023 ayay is barteen. Da' yar ayay ahayd, laakiin dareenkeedu ma ahayn ciyaar. Wuxuu siiyay jacayl aan ballan qaad lahayn, iyaduna waxay siisay sugitaan aan xad lahayn. Sannado aamusan kadib, wicitaan lama filaan ah ayaa wax walba beddelay. Ma soo laabashadiisu bogsiin doontaa qalbigeeda? Mise waxay dooran doontaa sharafkeeda halkii ay mar kale sugi lahayd? "Ma Sugin Mar Kale" waa taxane 5 qaybood ah oo ka hadlaya jacayl da' yar, sugitaan dheer, iyo go'aan qofka ka dhiga mid xoog leh.
  • IFTIINKA AYRISH   by zmmoha
    zmmoha
    • WpView
      Reads 53
    • WpPart
      Parts 4
    Magaalada Ayrish, roobku kaliya ma qoyo dhulka, wuxuu soo saaraa sirihii hore ee la aasay ​Zayra waa qoraa dhalinyaro ah oo ku dhex nool nabad gelyada buugaagta, iyadoo ka cararaysa taariikhda madow ee qoyskeeda. Laakiin markii uu magaalada yimaado Aris, oo ah sawir-qaade xambaarsan sir weyn iyo kamarad aan waxba seegin nolosheedii degganayd waxay isu beddeshaa duufaan jacayl iyo khatar isku dhex jira ​Ma rumeysan kartaa qofka aad jeceshahay markii uu kuu sheego in dadka aad isku dhowdihiin ay yihiin cadawgaaga ugu weyn? Dhex gal sheeko xambaarsan maseyr dilaa ah, aargoosi dhiig ku daato, iyo jacayl ka xoog badan hirarka badda Ayrish ​Jacaylku waa khatar aan qofna ka baxsan karin... gaar ahaan markii uu roobku da'ayo
  • ubaxaygii by gaabayyy
    gaabayyy
    • WpView
      Reads 5,128
    • WpPart
      Parts 20
    Jacal mafia
  • Jacaylkii aan filayn  by basma-mona
    basma-mona
    • WpView
      Reads 649
    • WpPart
      Parts 3
    Fadlan vote garee Waad ka heli doonta shekadeyda ............................................................. share vote comment ;)