Flower-mafia-blood22
Ayada waxay u aheed tageero ween in badan Waxayna rajeen jirtay hal mar lee inoo jeclaado lkn isma lahan Jaceylka ay rabtay iyo jaceylka oo siiyay wuxoo gaarsiiyay heer ay iloowdo Aduunga kale Kaliya asaga
Mar walbo wuxoo tusin jiray dhoolacadeen inoo daneenayo ayoona usheegi jiray Lkn markay qalbikeeda siisay wuxoo isku badaly xayawaanka ugu xun Heer ay Waalato ayoo gaarsiiyay
Kor markii laga arkaayo waa Nin dagan aan hadal badneen qabow Ayadana daganaantiisa ayeey jeclaatay iyo sidoo ugarab taagnaa Lkn markay noloshiisa gashay wajigiisa runta ahaa aragtay woo xanuunsan yahay Walibo aad wuxoo rabaa mar kasto inoo arko ayadu baryeeso dhiigeeda oo dulka ku daadanaayo ayadu dooniso inoo unaaxariisto
Kaliya 11 sano ayeey jirtay markuu jeclaanaayay in kasto ilmo yar aheed hadana asaga aduungeeda oo idil asaga ayaa isku soo goobay ma jirin nolol danbe ma jirin banaan ma jirin asxaab wax walbo asaga ayeey ka digatay