Luzzy Stories

Refine by tag:
luzzy
luzzy

2 Stories

  • UBAXA IFTIINKA MADOW  by Yasmiinmoney
    Yasmiinmoney
    • WpView
      Reads 356
    • WpPart
      Parts 2
    Ayada waxay u aheed tageero ween in badan Waxayna rajeen jirtay hal mar lee inoo jeclaado lkn isma lahan Jaceylka ay rabtay iyo jaceylka oo siiyay wuxoo gaarsiiyay heer ay iloowdo Aduunga kale Kaliya asaga Mar walbo wuxoo tusin jiray dhoolacadeen inoo daneenayo ayoona usheegi jiray Lkn markay qalbikeeda siisay wuxoo isku badaly xayawaanka ugu xun Heer ay Waalato ayoo gaarsiiyay Kor markii laga arkaayo waa Nin dagan aan hadal badneen qabow Ayadana daganaantiisa ayeey jeclaatay iyo sidoo ugarab taagnaa Lkn markay noloshiisa gashay wajigiisa runta ahaa aragtay woo xanuunsan yahay Walibo aad wuxoo rabaa mar kasto inoo arko ayadu baryeeso dhiigeeda oo dulka ku daadanaayo ayadu dooniso inoo unaaxariisto Kaliya 11 sano ayeey jirtay markuu jeclaanaayay in kasto ilmo yar aheed hadana asaga aduungeeda oo idil asaga ayaa isku soo goobay ma jirin nolol danbe ma jirin banaan ma jirin asxaab wax walbo asaga ayeey ka digatay
  • "The Thron Of Mafia" by LuzzyVanBeethoven
    LuzzyVanBeethoven
    • WpView
      Reads 27
    • WpPart
      Parts 1
    Cerita pendek berjudul : "The Thron of Mafia" Menceritakan tentang kehidupan seorang Pria yang penuh dendam Joseph Philips seorang pria yang penuh Dendam, kejadian dimasa lalunya membuat dirinya menjadi dingin, kejam, sadis tanpa ampun. ====== Pingin tau ceritanya? Yuk!! Baca biar gak penasaran!! Hayo.. ingat jangan Copy-Paste... kalo kamu punya cerita versi diri kamu sendiri bagikan di sini!! https://www.wattpad.com/home?locale=id_ID siapa tau cerita kamu lebih bagus :) Stars: 1 Desember 2020 Finis: 14 Desember 2020.