Sheeko Stories

Refine by tag:
sheeko
WpAddjacayl
WpAddsomali
sheeko
WpAddjacayl
WpAddsomali

18 Stories

  • Basasadii Aqliga Badned😈 by bahjooooooooy
    bahjooooooooy
    • WpView
      Reads 1,188
    • WpPart
      Parts 9
    Waxay ahed Gabar iska maskin San lkn marki ay aragte mafia addi funida laga baqi jiray waxy noqote mida dunidodhan kashekaystan xite Mafi yadii layaban aqliga gabdhan
  • Ruun iyo Rooble by MaxamedJaarlees
    MaxamedJaarlees
    • WpView
      Reads 161
    • WpPart
      Parts 1
    Rooble ayaa u tumasho tagayaa kalaab, deedna waxa uu ku dhex arkayaa gabar Soomaali ah, meeshuna waa Maraykanka. Gabadhu jirkeeda ayay ka ganacsataa, waxaa la yiraahdaa Ruun. labadooda ayaa is helaya oo wada dheelaya, marka danbana isfahmaya. Qol ayay wada aadayaan. Jawiga iyo tumashadii ayaa si lama filaan ah isku beddelaysa. Qiiro iyo oohin ayaa bilaabanaysa.
  • Siraad by Shiidley
    Shiidley
    • WpView
      Reads 507
    • WpPart
      Parts 1
    Siraad, waa sheeko-faneed gaaban oo ku saabsan dhibaatada lagula kaco dumarka shaqaddoonka ah ee Soomaaliya. Sheekadu waxa ay sawir guud ka bixinaysaa, dhibta nidaam la'aan ee ka jirta Soomaaliya, sidoo kale dadka shaqada loo igmado sida ay uga maranyihiin aqoonta.
  • SHEEKOOYINKA MIRQAAMKA by mame3535
    mame3535
    • WpView
      Reads 128
    • WpPart
      Parts 1
    Waa sheekooyina dhawr ah oo ku saabsan Qaadka iyo mirqaamkiisa..
  • Samatar Ma Waalan Yahay? by MaxamedJaarlees
    MaxamedJaarlees
    • WpView
      Reads 34
    • WpPart
      Parts 1
    Samatar waa jilaaga sheekada oo ku nool Addis Ababa muddo 15 sano ah. Waa nin dhoof suge ah muddadaas waddamo badana ay diideen. Balwad ayuu leeyahay. Waa nin ogaal badan haya oo mufeker ah. Ugu danbayn waxa uu arkayaa caalam kale. Mar uu qolkiisa laytar u doontay ayuu is arkayaa isla isagii oo sariirta ka soo kacaya. Halkaas ayay ka sii socon sheekadu. Isaga labo qof ah ayuu is dabagalayaa. Ugu danbayn dadku waxay u aqoonsanayaan nin waalan.
  • Quruxdii Raga godka ku riday  by MustaSaed
    MustaSaed
    • WpView
      Reads 100
    • WpPart
      Parts 1
  • Maskaxda iyo shaqada by khalidbarre43
    khalidbarre43
    • WpView
      Reads 23
    • WpPart
      Parts 1
    maskaxdu ay caado u yeelato ku celcelinta shaqooyinka yaryar,
  • Dhamaadkii sheekada by basma-mona
    basma-mona
    • WpView
      Reads 1,761
    • WpPart
      Parts 4
    sheeko sheeko ... sheeko xariir ____________________________________________________ DHAMAADKA SHEEKADAN waa waxa kaliya UU URDAYO cali aan ku baro cali ..wiil dhalin yaro ah isaga iyo nimankale oola shaqayn Nayay dowlada ay usoo dirtay tuulo cabashada koronto la'aanta ay ku badatay lakiin tuuladan ma'ahan tuulo caadi ah maxay tahay sirta u qarsan muxuu cali sameen doona markii uu habeenka uGu horeeyay ee u ku hoydo tuuladaan masha qo uu dhexda ka galo ..... .............................................. SII AQRI SHEEKADA;)
  • Qudh-bax! by awdacar
    awdacar
    • WpView
      Reads 170
    • WpPart
      Parts 1
  • Doob Iyo Dan Seeg by AhmedDafar
    AhmedDafar
    • WpView
      Reads 1,448
    • WpPart
      Parts 2
    Coming soon.....
  • Geeri Macna leh. by sahamiye
    sahamiye
    • WpView
      Reads 17
    • WpPart
      Parts 1
    Waa sheeko ku saabsan micnaha jiritaanka iyo dhimashada. Xuquuqda qoraalkani wuxuu u dhowran yahay Warfaa Beyle.
  • Dikaan Jaceyl by Hamzamovic19
    Hamzamovic19
    • WpView
      Reads 5,494
    • WpPart
      Parts 1
    Sheeko Jaceyl oo Xanuun badan isla markaana Kula tageysa!!!
  • Sheeko Cajiiba Iyo Qiso Jacayl  by ApdirashiidCusmaan
    ApdirashiidCusmaan
    • WpView
      Reads 500
    • WpPart
      Parts 1
    Cali iyo Khalid waxay ahaayeen walalo kunool dalka hada loo yaqaan indunisia waxay ahayeen walalo isjecel Malin Malmaha kamid ah
  • Sheeko Jacayl - Naxdin jacayl by SomaliBookClub
    SomaliBookClub
    • WpView
      Reads 17,719
    • WpPart
      Parts 1
  • Deyr  by Ghufran46
    Ghufran46
    • WpView
      Reads 876
    • WpPart
      Parts 13
    Kuuma jecli si aan u noqdo nin wanaagsan waxaan kuu jeclay waayo waxaad tahay jannad kaliye la ii ogolaadey taabashadeeda ka hor intaan layga eryin deyr keeda
  • Jacaylkii aan filayn  by basma-mona
    basma-mona
    • WpView
      Reads 644
    • WpPart
      Parts 3
    Fadlan vote garee Waad ka heli doonta shekadeyda ............................................................. share vote comment ;)
  • Dareen Jacayl by mohafajiiste
    mohafajiiste
    • WpView
      Reads 2,192
    • WpPart
      Parts 9
    Sheekadda la magac baxdey Dareen, Waa sheeko ku saabsan Telefon jacayl Sheekadaan waxaa qoray A Moha Fajiiste: Book