Sheekogaaban hikaye

Etikete göre sırala:
sheekogaaban
sheekogaaban

2 hikaye

  • Ruun iyo Rooble tarafından MaxamedJaarlees
    MaxamedJaarlees
    • WpView
      OKUNANLAR 151
    • WpPart
      Bölümler 1
    Rooble ayaa u tumasho tagayaa kalaab, deedna waxa uu ku dhex arkayaa gabar Soomaali ah, meeshuna waa Maraykanka. Gabadhu jirkeeda ayay ka ganacsataa, waxaa la yiraahdaa Ruun. labadooda ayaa is helaya oo wada dheelaya, marka danbana isfahmaya. Qol ayay wada aadayaan. Jawiga iyo tumashadii ayaa si lama filaan ah isku beddelaysa. Qiiro iyo oohin ayaa bilaabanaysa.
  • Samatar Ma Waalan Yahay? tarafından MaxamedJaarlees
    MaxamedJaarlees
    • WpView
      OKUNANLAR 34
    • WpPart
      Bölümler 1
    Samatar waa jilaaga sheekada oo ku nool Addis Ababa muddo 15 sano ah. Waa nin dhoof suge ah muddadaas waddamo badana ay diideen. Balwad ayuu leeyahay. Waa nin ogaal badan haya oo mufeker ah. Ugu danbayn waxa uu arkayaa caalam kale. Mar uu qolkiisa laytar u doontay ayuu is arkayaa isla isagii oo sariirta ka soo kacaya. Halkaas ayay ka sii socon sheekadu. Isaga labo qof ah ayuu is dabagalayaa. Ugu danbayn dadku waxay u aqoonsanayaan nin waalan.