Somalistory Histórias

Refinar por tag:
somalistory
somalistory

14 Histórias

  • A MEMORY WE LOST.  de kawthariita
    kawthariita
    • WpView
      Leituras 4
    • WpPart
      Capítulos 2
    12 sano kadib, codsi fudud oo ubax ah ayaa labadooda mar kale isku keenay. Ugu horreyn isaga ma uusan xusuusan iyada. balse markii uu codkeeda quruxda badan maqlay ayaa uu xusuuse hore galay. Iyaga waxa kala kaxeeyay qarax ka dhacay xarunta agoonta (bilaa waalid). Iyadu waxay badbaadisay walaalkeed ka yar oo 5 jir ahaa isla markaasna xanuusanayay, halka iyadu ay ahayd 7 jir. Balse wiilkii ay saaxiibada ahaayeen waxa uu ka baxay albaab kale oo noloshooda ka gudbin doona. 🥺💋 WELCOME READERS~ 😭💅🏻
  • intaan qoroxdu soo bixin de Zuhvella
    Zuhvella
    • WpView
      Leituras 10
    • WpPart
      Capítulos 1
    Ma xasuusto sida aan halkaas ku imid. Ma xasuusto meesha aan ka imid. Mana garanayn halka aan u socday. Waxa keliya ee aan ogaa waxay ahayd inaan dhex socday waddo aan dhammaad lahayn, habeen madow dhexdiis. Markaas ayaan isaga la kulmay. Qof aanan aqoon-oo isaguna aan xasuusan sida uu halkaas ku yimid. Ma garanayn halka uu jidku nagu hoggaamin doono. Laakiin si uun... waxa ay ahayd sidii inaan is naqaanay waqti aad uga horreeyay habeenkaas. Waxay ahayd dareen aan caqli lagu fasiri karin-sida xusuus duug ah oo qalbiga ku duugan, balse maskaxdu hilmaantay. Markii waagu baryayna, waxa ay ahayd inaan kala tagno. Waxaan u qaatay in wax walba ay riyo ahaayeen. Ilaa maalmo ka dib, aan indhihii aan habeenkaas arkay mar kale iyagoo suuq wada saxmada iga so dhex muuqdey. Hal ilbiriqsi oo keliya, waan is xasuusannay. Markaas ayuu saxmada dadku haddana na kala lumiyeen. Waxaa laga yaabaa in dadka qaar loo qadaray inay hal mar oo keliya kulmaan. Ama laga yaabaa... in sheekadeennu aanay weli dhammaan.
  • Our Impossible Beginning de Ridwaneyyy
    Ridwaneyyy
    • WpView
      Leituras 1,286
    • WpPart
      Capítulos 5
    abahiisa aya ku qasbay inuu ku laabto wadankisa balse qadarka ayaa wax walba qorsheyay....
  • mar kale ma sugin de izaeli
    izaeli
    • WpView
      Leituras 83
    • WpPart
      Capítulos 5
    Description (Sharaxaad) 2023 ayay is barteen. Da' yar ayay ahayd, laakiin dareenkeedu ma ahayn ciyaar. Wuxuu siiyay jacayl aan ballan qaad lahayn, iyaduna waxay siisay sugitaan aan xad lahayn. Sannado aamusan kadib, wicitaan lama filaan ah ayaa wax walba beddelay. Ma soo laabashadiisu bogsiin doontaa qalbigeeda? Mise waxay dooran doontaa sharafkeeda halkii ay mar kale sugi lahayd? "Ma Sugin Mar Kale" waa taxane 5 qaybood ah oo ka hadlaya jacayl da' yar, sugitaan dheer, iyo go'aan qofka ka dhiga mid xoog leh.
  • Jaceylki ansal🫂 de SaamiitaBilaadi
    SaamiitaBilaadi
    • WpView
      Leituras 260
    • WpPart
      Capítulos 3
    As magacyga waa Suaad tanina waa sheeko qayali ah oo an jeclysty inan qoro bandana sheekoyinka somalida Maha sheekoyinka ka hadla khayaliga Io calamyada kale. Waxna jeclysty inan Ani noqdo qofki ugu horeyey ee somali ah ee qora sheeko noca oo kale ah. Waxan rajeyn iney idin cajabiso😁
  • Sirtii Magaalada Aamusan de leelgraphic
    leelgraphic
    • WpView
      Leituras 9
    • WpPart
      Capítulos 1
    Magaalada Yar ee Ceelqorax la yiraahdo ayaa muddo dheer ahayd meel degan oo ay dadkeedu is aaminaan, ilaa hal maalin ay dhacday arrin aan cidna filayn qof ayaa raq iyo ruuxdiisii la waayey. Ayaan, oo gabar da' yar ah jecelna baaritaanka siraha, ayaa go'aansata inay ogaato waxa ka dambeeya "dadka baaba'a habeenkii" balse sirta ay ogaan doonto ma ahan mid sahlan.
  • Build in Silence (I)- Book One: The Rise of Mohammed de xidiga_qarsoon
    xidiga_qarsoon
    • WpView
      Leituras 508
    • WpPart
      Capítulos 26
    Maxamed ma ahan wiil awood leh. Waa aamusnaan ku qarsoon, caqli la mid ah mas, qalbi dhaawacmay, laakiin maskaxdiisa ma hurdo. Marka uu la kulmo Najax - gabar qurux iyo garasho isku sidkan - noloshiisa ayaa rogmaneysa. Laakiin kani ma aha jacayl caadi ah... waa dagaal sir ah, waa ciyaar awoodeed, waa xeelado uu ku dhisanayo naftiisa, kuna burburinayo cid kasta oo horey u dilay. Sheekadu waa safar uu Maxamed uga gudbayo "Shadow boy" jilicsan una korayo "Shadow Strategist" dhaxal gal ah - isagoo adeegsanaya sharciga awoodda, maskaxda dadka, iyo koritaan nafeed mugdi ku dhex jira. Jacaylkan ma bogsiin doonaa mise wuu burburin doonaa? Maskaxdan madow ma noqon doontaa mid iftiinka garab istaagta mise mugdiga hoggaamiya? jacayl madow, maskax-qabsi, shadow strategist, xeelad jaceyl, psychological fiction, ganacsi qarsoon, power games, aargoosi aamusan
  • Hɪᴅᴅᴇɴ Vᴏᴡs 🗝️🌷😶 de marwa_eylul
    marwa_eylul
    • WpView
      Leituras 120
    • WpPart
      Capítulos 2
    Qalbi geesi ah ayaa mar walba ka sarreeya go'aan la qasbay.
  • GABADHII SHARCI DARADA de saadowi
    saadowi
    • WpView
      Leituras 5
    • WpPart
      Capítulos 1
    gawar sharcidaro lagu dhale oo rafaad kukorte
  • Story🌸 de queen_arawelo
    queen_arawelo
    • WpView
      Leituras 8
    • WpPart
      Capítulos 1
    Maalin caadi ah ayay ahayd... ilaa aan furo buug duug ah oo magacayga ku qoray, kana yimid qof aanan waligay arag. Erayadiisa? 'xalima, qof baa ku sugaya...' Maalin ka dib, ninkii buuggaas lagu sheegay wuxuu hortayda istaagay - isagoo ka yimid meel aan jirin. Maxaa ku jira buuggaas? Iyo sababta uu u doortay aniga?"
  • BOQORADII TODDOBADA ADUUN de zmmoha
    zmmoha
    • WpView
      Leituras 165
    • WpPart
      Capítulos 8
    7 Boqor: Leyla iyo Rina Toddobo boqor... toddobo aduun toddobo awood oo aan la qiyaasi karin Mid walba wuxuu xukumaa awood u gaar ah dab baraf mugdi hillaac dabayl biyo iyo waqtiga Laakiin dhammaantood waxaa isku xira hal qalbi. Leyla... gabar u muuqata caadi Laakiin gudaha qalbigeeda waxaa ku qarsoon awood ka weyn dhammaan boqorrada Markay awooddeeda bilaabato inay soo toosto 7-da boqor mid walba wuxuu dareemayaa Mid walba wu rabaa Mid walba wuu jecel yahay Mid walba wuu u dagaalamayaa Laakiin sir ka weyn jacaylka ayaa jirta Boqor qarsoon oo ah walaalkeed Iyo Gabar kale Rina... oo ah furaha awood burburin karta adduunyada Marka boqorradu dagaalamaan marka siruhu soo baxaan marka qalbigu doorasho sameeyo Yaa guuleysan doona? ❤️ Jacayl ⚔️ Dagaal 👁️ Sir qarsoon 🔥 Awood aan la xakameyn karin Hal qalbi ayaa go'aamin doona masiirka 7 aduun
  • SHeydaankeygii macanaha de ramlawritten
    ramlawritten
    • WpView
      Leituras 1,015
    • WpPart
      Capítulos 7
    dunidan waxa kasta waa ay is jeclan karan lkn qisadeyda jeclkeyga waa sheydaan(my man is demon)
  • MY ANGLE  de ramlawritten
    ramlawritten
    • WpView
      Leituras 1,590
    • WpPart
      Capítulos 7
    blood ,crazy and fictional
  • my boss. de itsmearia3
    itsmearia3
    • WpView
      Leituras 3,624
    • WpPart
      Capítulos 7
    miiran wax walboo dhoco qofna igama kaa qaadn krto.