KIMJIISo
iyadu waa gabadh sabool ah ,lkn qalbigeeda waxa ka buuxa farxad iyo jacayl ay ka hesho qoyskeeda,inkasta ooy dunido u arakto inay waxba haysan. isaguna wiil hodan ah oo qof walba ku hamiyo nolashiisa raaxada leh.....
lkn noloshaas dhaldhalaalaysa dhaxdeeda,wuxuu ku dhex dhimanaya murugo isagu wuxuu ogalyahay waxkasta inuu bixiyo si uu uhelo hal fursad oo waqtiga dib ugu celiyo si uu udoorto nolol kaduwan tiisa