aslish07
jungkook madaxa mafiada Asia wana mid an naxriis aqoon lama taban karo korkiisa ila maalin malahama kdib duufan uso dhacdo ku dhawad 10 dal ayuu ka shaqeeya dawladahaasi kliya marka u jungkook imado ma dhaqdhaqaaqan ila u ka dhamaysto dantiisa