aduunyado waa meel iska qurxuun dadka qaar waalasiiyey si loogu imtixaano ....dadka qaarna waa loodiidey imtixaan lee waaye ee ilaahey wax uma awoodi weenin ... ani dadka dhan waanjeclahey laakiin dabeecada ayaa iga hiilineyso oo waan dabeecad xumahey waan is ilaaliyaa ilaa inta aan is celinkaro i lee dabeecadha waa wax laqeebsey .... waan idin jeclahey dha maantiin waa wax yar oo aan qorey
5 parts