#Fikrad laawe Farro matirin aqaano.

#Fikrad laawe Farro matirin aqaano.

  • WpView
    LECTURAS 34
  • WpVote
    Votos 1
  • WpPart
    Partes 1
WpMetadataReadContenido adultoConcluida mar, jun 2, 2020<5 mins
WpInfo
Ficción
Fantasía
Mooge iyo Dhaylo. Qaybta 1aad Hada kahor waxa jirey nin iyo xaaskiis oo daganaa tuulo uu jahligu aad ugu dhex fidey wax aqoon iyo cilmi diineed ahna aan lahayn. Ninka iyo xaaskiisu waxay ahaayeen kuwo aad u maskax badan, xariifnimada iyo khiyaamayntana aad xaariif ugu ah. Maalin maalmaha kamid ah waxa ay islaamtii waa dhaylo e' usheegtay odaygeedii inay ubaahan yihiin waxooga lacag ah, lagama maarmaana ay tahay inay helaan lacagtaas. Islaanta oo nuqul dhaantay odayga, ayaa fikrad keento tidhi, "Waa in aad soo ururisaa waxooga shilimaad (lacagta birta ah) kabacdina aad soo kaxaysaa Dameerkeena Digaale" Markii uu odaygii soo ururiyay qadaadiicdii yareyd ayuu u keenay islaantii isagoo Dameerkiina wada. Markasay Ku tidhi "Waa inaad afka kaga gurtaa shilimaadka dameerka, si marka uu ciyaba ay uga soo dhacaan waxooga shilimad ah" Subaxdii xigay ayay israaceen iyagoo dameerkoodi Digaalana wada waxayna beegsadeen dhankaas iyo Saylda xoolaha nool. Marki ay gaadheen Sayladii ayay usheegeen inay hayaan Dameer marka uu ciyaba Shilimaad afka ka tuuraya! Kaow! Isla markiiba dadkii goobta kusugnaa ayaa isku qabsi iyo kala boob bilaabay iyagoo mid waliba hunguri kaga jirey iibsiga Dameerka. Xurguf iyo Xaadi dheer kadib, waxa Dameerki Digaale hantiyay ninkii ugu kharashka badnaa. Halkii ayaa lagu kala gudoomay. Waxay sidaas ahaataba, afar caano maal kadib, markii ninkii iibsaday dameerku, ayuu joojiyay shilimaadkii uu sida kumeel gaadhka ah afka uga keenayay waxayna noqotay "Fadlan lacag kushubo oo kale". Inta uu soo kaxeeyay dameerki, ayuu beegsaday odaygi iyo islaantii hoygoodii. Markii uu soo gaadhay ardaaga reerka ayuu Ku dhawaaqay, "Hoy!! Guriga ma lajooga?" Durbadiiba Dhaylo ayaa maqashay dhawaqa iyo Sawaxanka kayeedhaya docda reerka. "Haa, waa lajooga ee waa kuma?" ayay tidhi Dhaylo. "Waxaad tuugo aan ilaahay ka baqayn dameerka sidaan u garaacayay qaylo waa joojin wayay balse shilimaad maleh ee lacagtaydii halaysoo celiyo!" Waxa idhi maskiinki yaraa damerka ibsd
Todos los derechos reservados
Únete a la comunidad narrativa más grandeObtén recomendaciones personalizadas de historias, guarda tus favoritas en tu biblioteca, y comenta y vota para hacer crecer tu comunidad.
Illustration

Quizás también te guste

  • Anfal's Ibtihaj ✔
  • Anklet - Billionaire × Sunshine
  • Chupi Mohabbat (ON HOLD)
  • 𝕿𝖍𝖊 𝕭𝖆𝖍𝖚𝖘 𝕺𝖋 𝕽𝖆𝖙𝖍𝖔𝖗𝖊
  • Tu woh chaand
  • Tum sirf hamari ho 18+
  •  Khan baba's begum
  • In love with my therapist|(Completed)
  • Shatranj
  • ☆COLLEGE VALA LOVE☆

" I do!!" She said in shaky tone. It was still unbelievable for her that her dad made her deal with a Mafia king just for some pennys. She could see the smirk of her ownership in his eyes and a golden cage in which she will have to spend her rest of life. _______________ "Let's see how will you wear all these shameless clothes in my house!!" He said throwing glowing match stick on a pile of clothes in front of him. She was looking at him with wide eyes. "Hey..Stop!!!" She tried to stop him but he yanked her away making her fall on ground. "Remember that I am not your fucking Hassan who will bear all your these shitty tantrums!! This is my house and here follows the rules I, Ibtihaj Ibrahim Usmani makes!!!" He said clenching her jaw. ______________ She was an innocent soul. He kills mercilessly. She was an independent bird. He used to cage birds. He hates her dressing. She hates everything about him. Both were loathing each other's existence not knowing that Allah has bounded them the day they were born till the day of judgement. A story of a girl who never gave a damn about religion. Fashion was her life but there came a point in her life when she wanted to change but the thought disturbed her was that will Allah forgive her?? A story of a man who never thought about a single girl. His work, his gang, his people were all he cared about. They say love can change anyone and anything!! let's see how love changes shameless dressing of Anfal and beasty nature of Ibtihaj. Let's see how they become from "Anfal" and "Ibtihaj" to "Anfal's Ibtihaj". Will Anfal's quest of making Ibtihaj "Anfal's Ibtihaj" be completed?? An enthralling and heart quenching tail of a Mafia man and a normal girl. If you are depressed and thinks that you are worthless and you are big sinner that Allah will never love you ever and forgive you... then!! My beautiful and precious gem!! this story is for you!!❤ Alteast give it a try!! 😊 ~Thank you

Más detalles
WpActionLinkPautas de Contenido