Riyadii runta aheyd

Riyadii runta aheyd

  • WpView
    Reads 72
  • WpVote
    Votes 3
  • WpPart
    Parts 3
WpMetadataReadMatureComplete Wed, Dec 7, 2022
Ma kaftan badno sida dadka oo kale, ujeedkiisana waa meesha kaliya uu hiigsnaayo taasana sababtay in uusan ku mashquulin waxyaabaha kale ee ka baxsan waxa uu damacsan yahay. Maxamed qof nimadiisa waa mid ay dadkoo dhami yaqaanaan una qireen in uu yahay nin aad u degan, akhlaaqdiisana ay aad u sarreyso kudarsoo maadi iyo diiniba Alle wuu u hibeeyay. Waa xaasle leh laba caruur ah noloshiisana waa mid ay rag iyo dumarba ku riyoodaan. Wuxuu la kulmay Amal oo ah ardayad jaamacadeed. Maxaa dhici doono hadii uu la kulmay? FG: Buuga wuxuu u qoran yahay "aniga" oo ah in isla Amal ay qortay buuga.
All Rights Reserved
Join the largest storytelling communityGet personalized story recommendations, save your favourites to your library, and comment and vote to grow your community.
Illustration