Danbigaa yaa iska leh
  • Reads 98
  • Votes 5
  • Parts 1
  • Time <5 mins
  • Reads 98
  • Votes 5
  • Parts 1
  • Time <5 mins
Ongoing, First published Sep 24, 2014
Sual ayaa igu soo dhacday walina aanan u hayn Jawab hadaan is dhaho  jawaabna.  Aanan jawaabta  hubin. Suaashu waxay ahyd Habeenka Arooska ee ay gabadha ka wareegayso aqalkooda ee ay u wareegayso aqalkeeeda waxay iska jeceshahy in habeenkaasi noqdo habeen ayada ka farxiya xataa kaligeed maaha ee waxay ka fakartaa in ay saameeyn ku jeelato deegaanka ay dagantahy oo dhan. Oo subaxa marka la soo kaco suuqa ayada laga hadal hayo ( hadal hayntaasina ay noqoto mid farxad iyo arooska wacdarihiisa lagaga sheekeeyo) hadaba inanta ku fakaraysa in ay farxad galiso qof kale waliba farxad galintaa ay farxad galinayso waa in ay ahataa
1: in ay isa soo qaawiso ha isa soo qaawisaa ninkasta oo aan muxrim u ahyn uuu arko cawradeeda Dumarkuna wa cawro waana ogsoonahy
2: in ay muusik shido si ay dadku ugu raaxaystaan iyo shaydaanka oo habeenkaa hogaanka musika iyo faaxishada hormuud ka ah
3: rag iyo dumar aan muxrim isku ahyn ay isku arkaan 
4: dumar badan iyo rag badan oo is qaba khilaaf halkaa ka dhasho
All Rights Reserved
Sign up to add Danbigaa yaa iska leh to your library and receive updates
or
Content Guidelines
You may also like
You may also like
Slide 1 of 10
Short novel🦭 cover
A-ဧ  cover
Short Novel cover
Loving the Paying Guest cover
🍰Fruit Cake 🍰 cover
Oneshots cover
jakes secret cover
Une nuit à la cité cover
sᴇᴄʀᴇᴛ & sᴄᴀʀs cover
Indian short stories cover

Short novel🦭

14 parts Ongoing

This novel is not for kids under 18y. Writer by : erea.ona