WAABAYDII CAASHAQA

WAABAYDII CAASHAQA

  • WpView
    Reads 43
  • WpVote
    Votes 4
  • WpPart
    Parts 1
WpMetadataReadOngoing<5 mins
WpMetadataNoticeLast published Mon, Jun 28, 2021
Mudane iyo Marwo Ma doonayn inaan idinla wadaago xanuunkayga aan muddada badan ku ilaalinaayey ee aan ku celinaayay Qalbigayga . Ma cabiri kartaan dhibta iyo xanuunka uu igu hayay dhaawacaas laygaga tagay , Balse waxaad doonteen inaad ila wadaagtaan xanuunkaas aadka u daran , idinkaa halkan doonistiina ku yimi si aad iila xanbaartaan Dhibka iyo Nitaaqadaan soo Xanbaarsanaa waayada badan . Ina mariya waxaynu galaynaa jannadii Ifka , Maya aan idhaahdo Jaxiimada Ifka ! . Hore usoo qaata Bunkiina , oo i amaahiya dareenadiina . Waa 2018-kii , Maalin Arbaca ah , Waxaa lagu jiraa bishii shanaad ee sanadka , Waxaan goor hore ka toosay hurdada , Xilli aan ku qiyaasaayo 4-tii habeenimo , Waxaanan ku toosay sanqadh ka timi daaqad ku taalay qolkaan jiifay , Waan kacay oo fiiriyay daaqada / dariishada . Waxaan fahmay in neecawda macaan ee xilligaas dhacaysay ay dhaqaajisay , balse Waxaa la moodaa inay ahayd fariin qarsoon oo iga toosinaysay Hurdada , Waxaan arkay moobilkaygii oo iftiin bixinaaya taasoo macnaheedu yahay in fariin iisoo dhacday . Waxaan u dhaqaaqay dhankii tilifoonka iga xigay , waxaanaan Arkay in fariintu ka timi qof aad iigu wayn !!. Tolow waayo ? Muxuu xilligan fariinta iigu soo diray ? La soco Xalqada 2-aad
All Rights Reserved
Join the largest storytelling communityGet personalized story recommendations, save your favourites to your library, and comment and vote to grow your community.
Illustration

You may also like

  • The unexpected love story [Completed]
  • SHAREEF 2023
  • Tum sirf hamari ho 18+
  • Healing Her
  • Kismat ka Khel
  • UNCOUTHLY ATTACHED
  • ☆COLLEGE VALA LOVE☆
  • 𝐈𝐒𝐇𝐐 𝐈𝐒 𝐑𝐈𝐒𝐊

Siphosethu "She will leave today with you! and we will make sure they get married tomorrow" Me"But I am only 18" My Mother hugged me, she said all she could to convince everyone that getting me married at 18 isn't fair . But my Father owed his father cows and it was only fair to give his daughter away to pay this debt . "Nje nani nibona, azange waphathwa yindoda engaze wa zekwa" "Yintombi enyulu" Yes my innocence were being paraded like it was Black Friday . Jola"Uyindoda emadodeni wena Radebe" "Bayohamba kule veki ilandelayo, beqala ubomi ubutsha bobabini. Ebe keyena unya ephangela, kodwa intombi iyakifundameza ikhaya. Ize ibentse azele abafana" Me"Tata!" My dad smiled at me, he was so proud of me for being a virgin, a virgin that will be given away to marry a guy I've never met, a virgin that will be a housewife and well give him children. Ziphozethu "Nooooo! Zee its still early " My friends believe in calling me the life of the party, they love how spontaneous I am and how carefree I am. Me"Nope, Its almost 4 you guys" The guys we were with tried convincing me with more vodka to stay. Lerato"Tshomi please stay" Me"How about we return tomorrow? drinks on me" Club literally going up on a tuesday, I am your typical nineteen year old. I rebel every now and then, I leave alone in Central Port Elizabeth . I don't remember much about my childhood or my parents, I work as a waitress at a nearby restaurant. A lot in my life doesn't make sense, but one thing I know is; I am happy and everything else doesn't matter. Two girls Two different characters One carefree One a housewife Life is not always what it looks like, and behind every smile is hardship that stays hidden. *********

More details
WpActionLinkContent Guidelines