Marksta oo Aad xumaan u sameyso si aad dadka usoo jiidato ,ogow in ay carada Alle kuu soo dag dageyso ! WAxaad arkeysaa dad badan oo xumaan u sameynayo si ay u helaan views like share Iyo waxyaalo badan oo kle ! Xumaanta ay Kuu soo jiidayaan ayaaba Ka daran mida ay samynyaan ,waayo dad kumanaan Ka badan ayey dembi u horseedayaan ! Iska dhaaf xumaanta meelkasta oo xumaan aad Ku aragtana Ka suuli ,hdii aadan Ka suulin Karin qalbiga Ka nac isagan tag Naftu waxey fari ogtahay in qofku xumaan sameeyo ha u hogaansamin naftaada waa in aad Ka adkaataa naftada hogaamina kartaa intA aysan xumaanta kugu hogaamin ! Naftu waxey macaan sataa xumaanta waxeyna kuu horseedi kartaa Inaad xumaan badan Ku dhacdo ,waxkasta oo wanaag ah ama Dan ugu jidho nafta Ku khasab sameena wax Kasta oo ay dhibsaneyso adigan muhiim kuu ah !All Rights Reserved