waxay ehed malin qurux badan farxad igu bilawate waxan aday suqa . waxan rabay maqayad cunto kagato anigo isdhahayo magadate okala labenayo. ugu danben mesha wax laga dalbo istage waxana arkay wiil qurux badan indhihisa Ayaa. isojite dalabkega Ayaan sugaye waqti badan ano isleh Mar un mukulahadlo dalabka likene lacagta bixiye 😍 wankaso tage marka xafada imid ano said ugu fikirayo inuu kulahadla ficnanlehed isdhahayo subax Ayaa lambar aqoon isoowace ano mel udagdagsan hello dhahay hadalka ugu horeyo uidhaho qofkas Aya ehed waa wil kujecel ana waqti umahen waxan dhahe marabi malayacni wana jare callka hadana habenki ayuu isowace waxuna idhahe wilka maqayada joge waye marku sas igu dhahe aniga dhan farxad saliga salada maqrib kutukanaye fadhiye wana kuducesanaye asiga afsomali mayaqano badan yemeni waye waxbadan majogo wadan xirir isobandhigte ana wan ka aqbale waa shekesane habenka xiga noloshisa ayuu iga shekeye waxu idhahe ani kalige ahay hoyade . abahe wudhintay 2sano jiro wana shaqeya hoyade ani kaliya Ayan nahay. nolosho daruf badan somaren 2020 ayu wadankisa kasotagen sidey nolosha ubadalan waxeyna imaden mugdisho. Aniga wan kahele marka horoba hadana qisadisa iyo Kartidisa Ayan kasihele. ❤️🥺waxu noqde qofkan kuducesan jire waxa kabaqa xirirkan hadey hoyade ogato maioglandoto wilkan midas Ayan kabaqa 😭