Hawl i badday👨‍💼🧕💝
  • LECTURAS 2
  • Votos 0
  • Partes 1
  • LECTURAS 2
  • Votos 0
  • Partes 1
Concluida, Has publicado ago 12, 2023
Contenido adulto
105/200
-Jacayloow maxaad i heertay
-Maxaad hurgumaan yaraan
-Hantaaq iyo dhaawac culus
-Hankayga ku beertay murug?!

-Maxaad ruux iga har i yiri
-Tagoo sii galay hayaan
-I tiri hubi way fahmiye
-Hantaaq u dulqado hawl!

-Maxaad hawo been ah iyo
-Hir iyo ii sawirtay nolol
-Maxaad hanka tiri dharaar
-Ku hiro ruux aan i rabin?!!

-Maxaad hiigso nolol i tiri
-Hammiyo rejo khayaal ah oo
-Haleel tiri waad ka helin
-Meelaan ku hungoobay jeer!

-Maxaad haaro aan biskoon
-Qofkii hootada la dhacay
-Himilo la wadaag jacayl
-Hanaqa ha ka reebin tiri?!!

-Maxaan habeen iyo habeen
-Dharaar la hiqlayeey hiloow
-Maxaan hammi meel cidlo ah
-Hungiyo la fariistay muudh?!!
_____________
Magaca heesta: Hawl i badday
Mawduuca heesta: Calaacal
Hummaagga heesta: Jacayl
Cidda ay khusayso: Abwaanka
Waxaa curiyey: Maxammed Goosh!
*** *** *** ***
Jacaylka madow | | The durk love
Todos los derechos reservados
Regístrate para añadir Hawl i badday👨‍💼🧕💝 a tu biblioteca y recibir actualizaciones
or
Pautas de Contenido
Quizás también te guste
Quizás también te guste
Slide 1 of 10
မေ့...နေရောင်ခြည်နွေးနွေးလေး (Completed) cover
အချစ်ဦး (Completed) cover
The Dimple On His Cheek ( Completed ) Z+U cover
ကော်ဖီတစ်ခွက်၊ကြံရည်တစ်ခွက် နှင့် အချစ်တစ်ပွဲ (Completed) cover
- අයිලයිනර් -  cover
Just To Be With You [ Completed ] cover
🔥ម៉ាហ្វៀតូចឆ្នាស់ ប៉ះ ម៉ាហ្វៀឆ្នើម❤️‍🔥 cover
အဝါရောင်နေကြာတွေလို တည်ရှိမှု (Completed) cover
Don't take away !!  cover
လွမ်းလို့ တသသ / လြမ္းလို႔ တသသ (Completed) cover

မေ့...နေရောင်ခြည်နွေးနွေးလေး (Completed)

32 Partes Continúa

💜